• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay Mahiga oo Kulamo Djibuti Kula Leh Odayaal Dhaqameed Soomaaliyeed


mahiga_muqdisho Ergayga gaarka ah ee Ban-kimon u qaabilsan soomaaliya Agistin

 

 

 Mahiga ayaa maalmahan kulamo kula qaadanaya Magaalada Djibuti

 

 

 

Odayaal dhaqameed laga soo aruuriyay guud ahaan gobolada

  

 

 

Soomaaliya odayaasha uu kulamada la leeyahay Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada midoobay ayaa la sheegayaa in laga kala keenay qeybo badan oo soomaaliya ah ayna ka mid yihiin

Deegaanada ay ka taliyaan Maamulka Soomaali land oo iyaga inta badan ka soo horjeedi jiray wax kastoo ay Soomaaliya ka soo shiireyso balse lixdii bilood

 

Ee u dambeeyay Shirar badan oo siyaasad iyo arimo bulsha iskugu jira kala qeyb galay Soomaalida koonfureed dhinaca kale waxaa soo baxaya Cambaareyn

 

Loo soo jeedinayo Mahiga iyo Hey,addaha Soomaaliya ku lugta leh oo lagu eedeeynayo in ay Aburayaan Hogaamiye dhaqameedyo aan waligood noqon Hogaamiye beeleed oo dhinaca dhaqananka ah balse hada sadaxdii sano ee la soo dhaafay ku soo baxay colaadaha iyo shirarka danaha badan 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: