• RSS Somali VOA

    • Xaaladda Buuhoodle oo Degan Kadib Dagaal Culus August 21, 2017
      Xaaladda magaalada Buuhoodle ayaa maanta degan ka dib markii dagaal uu ka dhacay maalintii sabtida, halkaas oo dad badani ay ku dhinteen.
    • Al-Shabaab oo Weerar ku Qaaday Afgooye August 21, 2017
      Maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab ayaa xalay weerar ku qaaday degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
    • Warbixin: Mooshinada Baarlamaanada Maamul Goboleedyada August 21, 2017
      Moshinada ka dhanka ah madaxda iyo la kala safashada khilaafyada siyaasadeed ee soo ifbaxa waxay ahaayeen shaqooyinka ugu xasaasiyadda badan ee laga dhex dareemi jiray – baarlamanaddii qaran ee soo maray Soomaaliya. Sanadihii u dambeeyay waxaad moodaa in mowjadahaha mooshinadu ay u wareegeen dhinaca maamul goboleedyada oo laba ka mid ah shanta maamul gobolee […]
    • Xariga Suxufiyiinta Somaliland oo Kordhay August 21, 2017
      Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland ee fadhigeeduyahay magaalada Hargeysa ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in kow iyo toban suxufi la xiray tan iyo bishii April, halka kow iyo toban kalena la xidhay sanadkan bilawgiisii. Tiradaas ayaa ka dhigaysa suxufiyiinta guud ahaan lagu xidhay Somaliland sanadkan 22 suxufi, sida ay xaruntu sheegtay. Wariyeheenn […]
    • Kenya oo Qorsheeneysa Weerar ka Dhan ah Keymaha Boni August 21, 2017
      Miltariga dalka Kenya ayaa axaddii shalay ku amray dadka ku nool hareeraha keynta Boni ee ku teedsan xeebaha Kenya inay ka fogaadaan halkaas muddo 48 saacadood ah. Amarkan ka soo baxay ciidamada Kenya ayaa lagu sheegay inay duqeyn xooggan ku qaadi doonaan deegaanka, si ey uga sifeeyaan maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab oo halkaas ku dhuumaaleysta, weera […]
    • Neymar oo dhalleeceeyey guddiga maamula Barcelona August 21, 2017
      Xiddigii hore ee kooxda Barcelona Neymar, oo hada u dheela kooxda PSG ee dalka Faransiiska, ayaa weerar afka ah ku qaaday guddiga maamula kooxdiisii hore. Neymar oo hadlayey kadib kulankii shalay ay kooxdiisa PSG 6-2 kaga adkaatay naadiga Toulouse, ayaa sheegay in Barcelona ay u qalanto dad ka wanaagsan guddiga iminka maamula. “Afar sano ayaan joogay kooxda […]
    • Ninka Fuliyey Weerarkii Barcelona oo la Aqoonsaday August 21, 2017
      Mas’uuliyiinta dalka Spain ayaa maanta sheegay inay rumeysan yihiin in darawalkii waday baabuur dad ku weeraray magaalada Barcelona, islamarkaana dilay 13 qof, uu yahay 22 jir u dhashay dalka Morocco.
    • Manchester United oo dib ula saxiixaneysa Ibrahimović August 21, 2017
      Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la filayaa inay toddobaadkan hehsiis cusub la saxiixato weeraryahan Zlatan Ibrahimović, oo hadda aan wax koox ah u cayaarin. Xiddigan 35 jirka ah, ayaa sanadii tagtay u cayaaray United, hase yeeshee waxaa dhaawac xooggan uu kasoo gaaray jilibka, intii ay socotay cayaartii Europa League ee ay la cayaareen naadiga An […]
    • Dowladda: Hirshabeelle Ha Doorato Madaxweyne Cusub August 20, 2017
      Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaiya ayaa sheegtay in xil ka qaadista madaxweynaha maamulka Hirshabeela ay sharci tahay.
    • Waraysiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland August 20, 2017
      Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ku sugan Laascaanood ayaa ka hadlay barnaamijka kaadh-qaybinta codbixiyayaasha Somaliland.
    • Wicitaanka Dhegaystaha: Xeerka Argagixisada August 20, 2017
      Kusoo dhowaada barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha oo toddobaadkan ku saabsan xeerka argagixisada ee dhawaan uu ansixiyey golaha Wasiirada ee Soomaaliya. Sahra Cabdi Axmed ayaa innala socodsiinaysa
    • Hawl-galka Koonfur-Galbeed ee ka Dhanka ah Shabaab August 20, 2017
      Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay inay degaanka u dhexeeya Afgooye iyo Bariire ay ka nadiifiyeen maleeshiyada ururka Al-Shabab kadib weerar ay qaadeen maalintii shalay.
    • Dowladda Soomaaliya oo La Dagaalamaysa Dawooyinka Dhacay August 19, 2017
      Munaasabad lagu daah furayey Sharciga Habraaca Daweynta Soomaaliya oo ay soo agaasintay Wasaarada Caafimaadka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
    • Wararki Ugu Danbeeyey ee Horyaalada Kubadda Cakta Yurub August 19, 2017
      Waxaa todobaadkaan bilowday horyaalada kubadda cakta ee Talyaaniga iyo Spain, Halka Ingiriiska iyo horyaalada kale ee Yurub ay maalmahanba socdeen.
    • Barnaamijka Caweyska Washington August 19, 2017
      Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhageysataan qodobo suugaan iyo maaweelo isugu jira oo xiisa badan.
    • Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Bariire August 19, 2017
      Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Midowga Africa iyo ciidamo aan badenyn oo ajnabi ah ayaa saakay weerar ku qabsaday deegaan Bariire ee Gobolka Shabeelaha hoose.
    • Xuska Maalinta Gargaarka Bani Aadminimada August 19, 2017
      Maanta oo dunida laga xusay maalinta gargaarka caalamiga ah, iyadoo loo isticmaalay jeedinta baaqyo ku aadan dhowrista shaqaalaha gargaarka iyo fududeynta marintada gargaarka
    • Bannon oo Shaqada Aqalka Cad Laga Eryay August 19, 2017
      Steve Bannon, madaxa istaraatiijiyada Aqalka Cad ayaa xilkii laga qaaday. Banon oo ka mid ahaa dadka uu sida weyn u dhageysan jiray madaxweyne Trump ayaa afkaartiisu ay u janjeertaa dhinaca midigta fog ee xisbiga Jamhuuriga.
    • Horyaalka Jarmalka oo Bilowday  August 19, 2017
      Horyaalka dalka Jarmalka ee Bundesliga ee xilli ciyaareedkan cusub ayaa xalay si rasmi ah u furmay, iyadoona kooxda heysata horyaalnimada ee Bayern Munich ay guul ku bilaabatay kadib marki ay 3-1 ku garaacday Bayen Leverkusen.
    • Monaco oo Taariikh Cusub u Dhigtay Horyaalka France August 19, 2017
      Kooxda difaacaneysa horyaalnimada dalka Faransiiska ee Monaco ayaa noqotay naadigi ugu horeeyey oo 15 kulan oo xiriir ah oo ka tirsan horyaalka dalkaasi badisa, kadib marki ay xalay 1-0 uga badiyeen Metz.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada Ayaa Sheegatay Maanta in Ay Dagaal Qaaday Xili 100 kii Maalmoo Ee Xukuumada Farmaajo Ay Toban Maalmood Ka Hartay


100Dagaalo lagu tilmaamay in ay ka Xoog badnaayeen kuwii beryahan

 

Ka socday magaalada muqdisho Ayaa maanta ka dhacay dhowr

 

 

Xaafadood oo ka mid ah kuwii ay isku hor fadhiyeen kooxda

Al-shabaab iyo ciidamda dowlada iyo kuwa AMISOM dagaaladan oo soo bilowday xalay habeenimadii ayay xoogooda soo gaareen maanta duhurkii Madaafiicda dagaaladan ayaa gaaray

Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa Jahada kalena Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi halka wiiftada xabadaha yar yarna laga joogi waayay Suuqa weyn

Ee Bakaaraha oo maanta lagu dul dagaalamayay in kastoo ay labada dhinacba hawada soo mariyeen guulo ayaan hadana wali saxaafada la geynin goobihii la

Kala qabsaday iyo guushii la kala gaaray balse waxaa inta badan laga war qabaa dhibaatooynkii soo gaaray Shacabka lagu dul dagaalamay iyadoona la soo

Warinayo qasaaraha dhimasho ee shacbka ay gaareyso dhowr iyo toban iyo dhaawacyo intaas lab jibaarkood ah dad goobjoogayaal ah ayaa inoo soo sheegaya

in ay arkayaan Taangida Ciidamada AMISOM oo gudaha ugu jira Deegaanada Caga-dhiig iyo Tokiyo dagaalka maanta ayaa yimid kadib markii ay Ciidamada

Dowlada iyo Kuwa AMISOM weerar ku soo qaadeen Difaacyada Shabaab halkaasoo sida ay ilo madax banaan sheegayaan Shabaabkii waxoogaa dib loo riixay

Balse aanay wali muuqan guul loo sacbiyo oo ay dowlada gaartay dhinaca kale weerarkan ayaa ku soo aadaya xili ay toban maalmood ka yar ka harsan tahay

Xiligii ay Xukuumada Farmaajo qabsatay ee ahaa Boqolka Maalmood sida muqatana waxba kama hir galin balan qaadkii ahaa Xamar ayaan Sideed Xaafadood u qeybineynaa iyo Shabaab ayaa gobolada muqdisho ka baxsan ku ceyrsan doonaa 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: