• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Baarlamaanka KMG Ah oo Maanta Muqdisho Ku Shiray iyo Qodobo Kororsiga Ka Hor imaanayay oo La Badalay


baarlamaanka Muqdisho: Kulan ay Baarlamaanka KMG ka ah ku yeesheen maanta

Magaalada Muqdisho ayaa lagu badalay dhamaan qodobadii ka

Hor imaanayay waqti kororsiga Qeybaha ay ka kooban tahay

 

 

DKMG ka ah kulankan oo ay ka soo Qeyb galeen xubno gaarayay 389 Xildhibaan ayaa cod loogu qaaday qodobo ay soo diyaariyeen gudiga Baarlamaanka u qaabilsan arimaha Dastuurka iyo Federalka qodobada la badalay oo aan

 


Si buuxda u wada cadeyn ayaa waxaa ka mid ahaa in hada wixii ka dambeeya R/Wasaaraha la soo magacaabi doono iyo gollihiisa wasiiradaba

 

Cod qarsoodi ah lagu ansixiyo in Madaxweynaha imaan doono bisha August ee sadankan uu waqigiisu noqdo Sadax Sanadood iyadoona dhinaca kale la ansixiyay in

 

Xubnaha Baarlamaanka ee waqtiga loo dheereeyay la dhaariyo ka hor inta uusan waqtigii hore dhamaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan oo maanta shir

Gudoominayay fadhiga ayaa xildhibaanada ku booriyay in ay taxadar gooni ah u lahaadaan walaaca ka imaanaya beesha caalamka ee ku saabsan waqti kordhinta

in kastoo aan wali si buuxda loogu dhawaaqin hadana waxay u muqataa in waqti kordhintan cusub ay wada saameyn doonto dhamaan madaxda u sareysa TFG da

Ugu dambeyntiina qodobadii la keenay ayaa cod loo qaaday halkaasoo ay dhamaan tiradii joogtay haa ku codeeyeen marka laga reebo sadax xubnood kaliya oo diiday iyo laba ka aamustay

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: