• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Guri Ku Dumay Degmada Shangaani oo Ay Ku Dhinteen Lix Qofood oo Ay Shan Ka Mid Ah Hal Qoys Ka Soo Jeedeen


Shingaani Muqdisho: Guri ay daganaayeen Dad dan yar ah oo barakac ku

Joogay degmada Shangaani ayaa Xalay ku fariistay dhamaan dadkii

 

Daganaa halkaasoo ay ku naf waayeen lix qofood oo ka koobnaa

 

 

Shan qofood oo kala ahaa hooyo iyo afar caruur ah iyo waliba qof waayeel ah oo guriga wax ka daganaa dhinaca kale waxa uu dhaawac fudud soo gaaray nin ka mid ahaa dadkii guriga daganaa oo lagu sheegay in uu ahaa Askari


Qoyska ku Go,ay burburka ayaa la sheegay in ay ka badbaadeen sadax qofood oo aan guriga joogin kuwaasoo kala ahaa Aabaha oo la sheegay in uu wadanka

Pakistan ugu xiran yahay Burcad badeednimo kaasoo sida la sheegay la qabtay xili uu Kaluumeysi u aaday Badda iyo gabar Djibuti ku maqan iyo wiil isna

Ka maqnaa goobtii ay mashaqadan ka dhacday guryaha ku yaala Xaafadahan Qadiimiga ah ee Muqdisho oo aan waqti dheer dayac tir iyo Dowlad hoose oo

Kontoroosha Adkeysiga guryaha helin ayaa halis u ah dhibaatooyinkan oo kale bartamihi 2009 ka ayay aheyd markii uu sidan oo kale guri ku dumay Degmada Xamar-weyne habeen madow dadkii jiifay kaasoo ay ugu yaraan 10 qofood ku geeriyoodeen

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: