• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gudoomiyaha UWSLF oo Dilkii Xubin Ururkaas Ka Tirsanaa Ku Eedeeyay Muftiga Shabaab (Abuu Xasaan ) iyo ONLF Qeybta Admiral


sheikh-ibrahim-uwslf Nairobi: Gudoomiyaha ururka UWSLF ama ururkii Al-itixaad ee

Dhowaanta heshiiska la galay Ethiopia Sheekh  Ibraahim

 

 

Maxamed Xuseen (Sh ibraahim Dheere) ayaa ku eedeeyay

Ururada Al-Shabaab iyo ONLF in ay ka dambeeyeen dilka xubin ururkooda ka tirsanaa Sh Maxamad Dubad Xersi oo shan maalmood ka hor lagu dilay Magaalada Gaarisa ee dalka Kenya


Sh ibraahim oo dilkii wadaadkaas ururkooda ka tirsanaa kadib wax laga weydiiyay cida ay ku tuhmayaan Falkan ayaa  yiri

Cid kaloo ka dambeysay ma jirta aan ka aheyn laba dhinac oo kala ururka ONLF garabkiisa Admiral Maxamad Cumar oo iyaga

Ka soo horjeeda Nabadii aan qaadanay iyo Nin lagu Magacaabo Sh Abuu-Xasaan oo dagan Kenya ninkaasoo ayuu yiri dhiigeena u baneeyay

Dhalinyarada Jihaad doonka ah Abuu-Xasaan ayaa lagu yaqaana in u yahay Muftiga Kooxda Al-Shabaab ee dibab Jooga ah kaasoo inta badan ay

Kooxdaas ka qaataan Fatwooyinka la bixin waaya gaar ahaan kuwa looga soo horjeedo Culimada waaweyn ma jrto wali cid sheegatay in ay ka dambeeysay dilka Sh Xirsi aan ka aheyn Shakigan oo ay dad badan qabaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: