• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxamd Dheere oo Maalintii Labaad Xabsiga u Jiifa Dhacdadii Ex Fiyoore iyo Tarsan oo Xarigiisa Soo Dhoweeyay


MAxamd Muqdisho : Dowlada Sh Shariif oo mudo dheer lagu eedaynayay

 

 

 

Wax qabad la,aan iyo in goobaha ay ka taliso ay ku xoogan yihiin

 

 

 

Hogaamiye kooxeedyo aan tagi karin meel aysan AMISOM joogin

 

 

Hadaba talaabadii shalay lagu xiray Maxamad dheere oo ahaa oo xili badan ahaa Hogaamiye kooxeed hadana awood ku dhex lahaa goobaha ay joogto DKMG ka ah ayay dad badan soo dhoweeyeen una arkeen talaabo wanaagsan


balse ku wanaagsaneyd in mar hore la qaado dhinaca kale Maleeshiyaadka DKMG ka ah oo ay caado u noqotay in ay dambiyo ku galaan Shaati Beeleed hadana aan

Waxba laga soo qaadin dhiigii shacabka ayay hada muuqataa in labadii dhacdo ee iska daba yimid bil gudahood ay wax weyn badaleen maalmo ka hor markii ay ciidan

Dowlada ka tirsan dad ku xasuuqeen isgoyska Banaadir ayay ku soo xigsatay dhacdadii Fagaaraha maalin  hore ka dhacday afaafka hore ee Ex Fiyoore taasoo dad

Shacab ah lagu laayay sababo lala xiriirinaya khilaaf u dhexeeya Maamulka Banaadir iyo Maxamad dheere oo ka xanaaqsan ninka Jagada maamulkaas haya ee Tarsan

dhinaca kale Tarsan oo ah Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa si weyn u soo dhoweeyay Xariga Maxamad dheere iyo Colkiisa kuwaasoo uu ku tilmaamay Fitno wadayaal ay aheyd in dadka laga qabto hadii aanay dhicin tanaasul hoose oo Maxamad dheere lagu sii daayo waxay noqonaysaa markii u horeysay ee ay dowlada Sh Shariif talaabo la soo dhoweeyay ka qaado dhiiga shacabka 

 

buqaqable.net

One Response

  1. Waxaan ahay gudoomiyahay banaadir lakii dibaddan hadda joogaa wa layga qatay banaadir.
    ninkii iga qatay banadir walakiisa xeray labadaba jawhar haday tagaan jareertii laheyd jowhar duco ha weydiistaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: