• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Airporka Hargeysa oo Maanta Lagu Xiray Wasiir Ku Xigeen Ka Tirsan DKMG Ka Ah Kana Soo Jeeda Waqooyiga Somaliya


hargeysa_airport Hargeysa : C/rashiid Maxamed Cali oo ah wasiir ku xigeenka  howlaha-

Guud iyo guriyeynta DKMG ka ah ayaa maanta lagu xiray Airporka

 

Magaalada Hargeysa kadib markii ay Maamulka Somaliland ku

Eedeeyeen in uu jebiyay sharci ay maamulka ka leeyihiin cid kastoo mas,uuliyad ka hayso Federalka ama Koonfurta soomaaliya o dhan Wasiirka la xiray ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda Waqooyiga Somaliya gaar ahaan


Magaalada Hargeysa oo uu maanta ku xiran yahay ma ahan markii u horeysay ee lagu xiro Mas,uul ka tirsan dowlada KMG ka ah ama maamulada ka jira koonfurta

Maalmo ka hor ayay aheyd markii lagu xiray Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug kaasoo markii dambana dib loogu soo celiyay Koonfurta Soomaaliya

Sanad ka horna waxaa sidan oo kale Xabsiyada Barbara iyo Borama la dhigay Xildhibaano ka tirsanaa Baarlamaanka DKMG ka ah balse markii dambe Xaal Mastuur lagu dhameeyay 

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: