• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

17 ka February Maanta oo Kale Maxaa Dhacay Taariikhda ??


hadath 

Maanta oo Kale 17 Februar Wadanka Kosovo ayaa ku  dhawaaqay in u ka go,ay wadankii Wadanka Serbia oo ay isku wadan ahaayeen horena uga wada tirsanaayeen Yoguslavia dii burburtay  wadanak Serbia wali ma aqoonsano in ay Kosovo ka madax banaan tahay wadankooda balse cadaadis ka yimid dhinaca Mareykanka ayaa caalamka intiisa badan ku qasbay in Kosovo la aqoonsado

Maanta oo kale 17 Februar 1947 Idaacada Codka Mareykanka ee loo yaqaan VOA ama Voice of America ayaa markii u horeysay laga dhageysay Midowgii Soviet oo Xiligaas ay Dab iyo Gaas ahaayeen Mareykanka

Maanta oo Kale 17 Februar 1979 Wadanka China ayaa Dagaal Mudo Bil Ah Socday Ku Qabsaday Qeybo ka mid ah wadanka Vietnam oo uu xiriirkoodu xumaaday kadib markii ay Vietnam dagaal la gashay Campodia ayna halkaas xoog uga saartay Madaxweynihii dalkaas Pol Pot .oo uu xiriir wanaagsan la lahaa wadanka China iyo Madaxweynihii Mao     

Maanta oo Kale 17 Februar 1957 waxaa dib u furmay Kanaalka Suez oo ku xirmay Dagaal Xoogan oo dhexmaray Ciidanka Masaarida iyo Wadamo Isbaheystay oo kala ahaa Israel France iyo Britian  Dagaalkan oo ay Maasarida iyo Dunida Carbeed u Taqaan Cudwaan Al-Thulaathi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: