• RSS Somali VOA

    • Soomaalida Mareykanka oo Soo Dhaweeyay Go,aanka Hey,adda Socdaalka April 27, 2017
      Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa soo dhaweeysay go,aanki kasoo baxay Hey’adaha Socdaalka Mareykanka ee ahaa inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ah ee sharci darrada ku jooga dalkaan Mareykanka.
    • Mareykanka oo Joojiyey Qabashada Dadka Soomaalida April 26, 2017
      Hey’adaha socdaalka ee Mareykanka ayaa ku wargeliyay safaaradda Soomaalida inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ee sharci darada ah oo aan guryahooda ama goobahooda shaqo loogu tagi doonin.
    • Rabshado la Xiriira Doorashada oo ka Dhacay Kenya April 26, 2017
      Dalka Kenya ayaa waxaa laga cabsi qabaa inay ku fidaan rabshado goos goos ah oo la xiriira doorashooyinka  mudadoodu soo dhawaatay ee la filayo inay dalkaas ka dhacaan.
    • Ciidamada Kenya iyo Ethiopia oo Xadgudubyo Lagu Eedeeyey April 26, 2017
      Warbixin ay qortay qeybta ilaalinta rayidka ee hay'adaha gargaarka ee ka hawlaga Soomaaliya ayaa ku eedeenaysa ciidamada Kenya iyo Itoobiya iyo kuwa AMISOM in hawklgalladooda Soomaaliya ay xadgudub ku yihiin mabaadi’da bani'aadannimada.
    • Wareysi: La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo April 26, 2017
      Xuseen Macalin Maxamud (Damuumaaye) oo ah la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta faah faahin ka bixiyay Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed.
    • Hiiraan: Dagaal Dhexmaray Al-Shabaab iyo Ciidamada Ethiopia April 26, 2017
      Ciidamada Ethiopia iyo Al-Shabaab ayaa maalintii labaad waxaa uu dagaal goos goos ah ku dhexmarayaa deegaano ku yaalla inta u dhaxeysa magaalada Baledweyne iyo deegaanka Halgan.
    • Boosaaso: Shan Qof oo Qaraxyo Watay oo la Qabtay April 26, 2017
      Taliska qeybta booliska ee gobolka Bari ee Puntland ayaa maanta Shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaaladda Boosaaso ku soo bandhigay 5 nin oo la sheegay inay wateen waxyaabaha qarxa.
    • Trump oo Maanta Shaacinaya Qorshe Canshuur Dhimis April 26, 2017
      Filashada qorshaha canshuur dhimista loo sameynayo shirkadaha waa weyn iyo shaqsiyaadka ee madaxweyne Donald Trump ayaa sare u qaaday qiimaha suuqyada saamiyada Mareykanka shalay iyo kuwa qaaradda Asia, xalay.
    • Warbixin: Baarlamanka oo Su'aal Ka Keenay Qorshaha Dhisidda Ciidanka April 26, 2017
      Intiinnii dhageystay idaacaddayadi fiidnimo ee xaley, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaley dood ka keenay qorshaha difaaca qaran ee lagu dhisayo ciidamada Soomaaliya.
    • Guddiga Difaaca BF oo Diiday Qorshaha Dhismaha Ciidanka April 25, 2017
      Guddiga difaaca ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay qorshaha dhismaha ciidamada qaran ee Soomaaliya ee dhowaan ay isku raaceen dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka.
    • Duqeyn ka Dhacday Qeybo ka Mid ah Gedo April 25, 2017
      Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegayo in duqeyn xoogan ay oo dhowr gantaal loo adeegsaday ay ka dhacdey deegaanada War Gaduudo iyo Modaale oo hoos yimaado degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
    • Soomaaliya: Cudurka Daacuunka oo Dilay 500 oo Qof April 25, 2017
      Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in ilaa 500 oo qof ay u dhinteen cudurrada  daacuunka ee ka dhashay abaaraha ka jira Soomaaliya.
    • Baydhaba: Askari Xukun Dil ah lagu Fuliyey April 25, 2017
      Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa saaka waxay xukun toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada booliiska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
    • Turkiga oo Fuliyey Duqeymo ka Dhan ah Kurdish-ka April 25, 2017
      Ciidamada Turkiga ayaa maanta fuliyey duqeymo ka dhan ah mucaaradka Kurdish-ka ee ku sugan waqooyiga Ciraq iyo Waqooyiga Bari ee Syria.
    • Soomaaliya oo la Wareegeysa Sugidda Amnigeeda April 25, 2017
      Mareykanka iyo Midowga Africa ayaa isku raacay inuu soo dhawaaday waqtigii Soomaaliya ay la wareegi laheyd mas'uuliyaddeeda dhinaca ammaanka.
    • Buug Laga Qoray Soomaalida Ohio iyo Minnesota April 25, 2017
      Waxaa xalay magaalada Colombus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu soo bandgigay buug ilaga qoray jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolada Ohio iyo Minnesota.
    • Obama oo Baaq u Diray Dhallinyarada April 24, 2017
      Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo markii ugu horeysay dib ugu soo laabtay nolosha dadweynaha tan iyo markii uu xilka ka degay ayaa ugu baaqay da’ yarta magaalada Chicago inay u dhaqdhaqaaqan bulshada, si la mid ah isaga, inta uusan siyaasadda gelin.
    • Baydhaba: 4 Shabaab ah oo Xukun Dil lagu Fuliyey April 24, 2017
      Maxakamaada ciidamada ee Somalia ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay 4 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab oo horey loogu soo qabtay inay ka dambeeyeen qaraxyo
    • Guddoomiye ku Xigeenada Gobolka Banaadir oo la Magacaabay April 24, 2017
      Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta lagu magacaabay guddoomiye ku xigeenada maamulka  gobolka Banaadir iyo xoghayaha guud ee maamulka.
    • Warbixin Gaar ah: Ammaanka Garoomada Diyaaradaha April 24, 2017
      Sanad iyo saddex bilood ayaa laga joogaa markii kombiyuutarka la qaadan karo ama laptop qarax lagu soo xiray lala galay diyaaradda Daallo Airlines, waxaana ninkii watay uu qarxiyey daqiiqado kadib markii ay ka kacday garoonka diyaaradaha Mudisho xilli ay kormaraysay magaalada Balcad. Weerarkaasi oo ay mas’uuliyaddiisa sheegteen ururka Al-Shabab ayaa noqday m […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R/ wasaare Farmaajo oo isugu Yeeray Gollihiisa Wasiirada Si Ay Go,aan Uga Qaataan Xasuuqii Shalay Muqdisho Ka Dhacay


farmaajo-ra Muqdisho: R/wasaaraha Xukuumada KMG ka ah ee Soomaaliya

Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kulan deg deg ah

 

 

isugu yeeray gollihiisa wasiirada iyo Guddiga Amniga qaranka

Si ay go,aan uga qaataan talaabada ugu haboon ee ay xukuumada ka qaadan karto dhacdooyinka soo noqnoqday ee ay ciidan dowlada ka tirsan kula kacaan dadka shacabka ah ee ku nool deegaanada yar ee ay dowlada ka taliso

Gaar ahaan dhacdadii shalay lagu beegsaday isu soo bax uu maamulka gobolka banaadir qaban qaabiyay kaasoo taageero u ahaa dowlada isla Ciidan

Sheeganaya in ay dowlada ka tirsan yihiina ay rasaas ooda kaga qaadeen halkaasoo ay dhimasho iyo dhaawac badan ka dheceen lama oga waxa ka soo bixi kara

kulankan maadaama ay hore u jireen dhacdooyin kuwan la mid ah oo ay dowlada ciidankeeda geysteen aana waxba laga qaban laba asbuuc ka hor ayay aheyd

Markii isgoyska banaadir xasuuq aad u xun oo ay lixdameeyo qof ku dhaawacmeen ku dhowaad labaatan kaloo rayid ahna ku dhinteen uu geystay hal baabuur oo

Rasaas lidka diyaaradaha ah hoosta ugu dhigay dad shacab ah iyadoona aan wali la soo xirin lana xukumin askarigii qorigaas saarnaa iyo cidii soo dirtayba ciidanka

Dowlada oo tiro ahaan lagu sheego kumanaan iyo kumaan ayaa ku sugan dhowr xaafadood oo kaliya intooda badana waxay u diiwaan gashan yihiin dowlada iyo waliba Hogaamiye kooxeedyo dowlada ku dhex nool

.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: