• RSS Somali VOA

    • Dhageyso Mukhtaar Rooboow iyo Isbadalka Xaalkiisa June 24, 2017
      Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareyknaka ayaa shaley ku dhawaaqdey in ay ka saartey liiska dadka lacagta hore ay u dul-dhigtey kuxigeenkii Alshabab, Muqtaar Roobow Abu Mansoor oo wayadanba si gaar ah u joogay gobolka Bakool.
    • Howlgalka Mareykanka ee Somalia oo u Guuraya Muqdisho June 23, 2017
      Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu mar kale howl-gal diblomaasiyeed oo rasmi ah ku yeelan doono Soomaaliya, marka ay Muqdisho ka furtaan xafiisyo dhammaadka sanadkan.
    • Milkiilaha Facebook oo la Kulmay Soomaalida Minneapolis June 23, 2017
      Milkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg ayaa xalay casho afur ah magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kula yeeshay qaar ka mid ah Soomaalida halkaas ku nool, sida uu ku sheegay farriin uu soo dhigay bartiisa Facebook.
    • Al-Shabaab oo Weerartay Banki ku Yaalla Kenya June 23, 2017
      Maleeshiyo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin al-Shabaab ayaa weerar ay ku qaadeen banki ku yaalla magaalada Mandera ee Waqooyi-Bari Kenya, waxay ku dileen saddex qof oo laba ay rayid yihiin halka qofka kalena uu ahaa mid ka mid ah ciidamada amniga.
    • Faaqidaadda: Ammaanka Magaalada Muqdisho June 23, 2017
      Ciidamada dowladda Soomaaliya oo magaalada Muqdisho ka wada howlgal xasilin iyo hubka dhigis ah, ayaa dhinaca kale ku guuleysan la’ inay joojiyaan weerarrada qaraxyada ka dhacaya magaalada Muqdisho ee ururka al-Shabaab uu geysanayo. 10-kii cisho ee la soo dhaafay, saddex qarax oo magaalada ka dhacay waxaa ku dhintay ku dhawaad 50 qof oo rayid u badan. Tan iy […]
    • Xulufada Sacuudiga oo Dalabyo Adag u Gudbiyey Qatar June 23, 2017
      Saudi Arabia iyo dalalka kale ee gacanka ee Qatar xiriirka ugu jaray tuhunada ku saabsan inay taageerto argagixisada, ayaa soo bandhigay liis ay ku qoran yihiin dalabyo ay doonayaan in la fuliyo.
    • Qarax ka Dhacay Pakistan oo lagu Dilay 9 qof June 23, 2017
      Qarax baabuur oo aad u xooggan oo ka dhacay magaalada Quetta ee dalka Pakistan ayaa dilay ugu yaraan sagala qof, islamarkaana dhaawacay 20 qof oo kale.
    • 9 Qof oo ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Muqdisho June 22, 2017
      Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku geeriyootay,19 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay Saldhigga booliska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
    • 29 Qof oo ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Afghanistan June 22, 2017
      Qarax baabuur oo aad u weyn oo ka dhacay gobolka ku yaalla koonfurta dalka Afghanistan ee Helmand, ayaa dilay ugu yaraan 29 qof, islamarkaana dhaawacay in ka badan 60 kale.
    • Daacish oo Burburisay Masjidkii Caanka ahaa ee Mosul June 22, 2017
      Masjidkii caanka ahaa ee al-Nuri iyo minaaraddiisii dhinaca u janjeertay ee al-Hadba ee magaalada Mosul, ayaan hadda kadib jiri doonin, kadib markii ay burburisay kooxda Daacish.
    • Maxkamad Diiday Heshiiska Badda ee Masar iyo Sacuudiga June 22, 2017
      Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin dastuurka dalka Masar.
    • Diyaarado Duqeyn ka Geystay Somaliland June 21, 2017
      Diyaarado aan la aqoonsan dalka laga leeyahay oo kuwa dagaalka ah ayaa rasaas ku riday deegaanno ka tirsan Somaliland.
    • Muqdisho: Dad Dhaawac ah oo loo Qaaday Sacuudiga June 21, 2017
      14 ka mid ah oo u badan dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay ayaa maanta loo qaaday dalka boqortooyada Sacuudiga.
    • QM: Macluushii Soomaaliya waa laga Baaqsaday June 21, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in macluushii laga baqayay inay ka dhacdo Soomaaliya in laga baaqsaday.
    • Boqor Salman oo Wiilkiisa ka Dhigay Dhaxal-suge June 21, 2017
      Boqorka Sacuudiga, Salman ayaa wiilkiisa 31 jirka ah ee Mohammed bin Salman u dallacsiiyey dhaxal-sugaha boqortooyada, isaga oo ka dhigay ninka ugu horreeya liiska qofka xiga ee noqonaya boqorka.
    • Galmudug iyo Puntland oo Heshiisyo Kala Saxiixday June 21, 2017
      Kulamo looga xaajoonayo xaalka gobalka Mudug oo u dhaxeeyey mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug, ayaa laga soo saaray qodobo horudhac u ah xasilinta Gaalkacyo iyo deegaano ka mid ah miyiga Mudug oo mudooyinkaan ay ka dhacayeen dilal iyo kala dhac xoolo. Inkastoo wadahadalka labada dhinac aysan jirin cid garwadeen ka ahayd, haddana waxaa wada xa […]
    • Baydhaba: Eedeysanayaal Xukun Lagu Riday June 21, 2017
      Maxkamada Darajadda Kowaad ee Ciidamada Somalia ayaa maanta xukunno ku riday saddex eedeysane oo loo heystay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, islamarkaana ay dileen wadaad caan ka ahaa Magaalada Baydhabo xili uu ku tukanaayey Salaad Taraawiixda masjid ku yaala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wariyeheenna Mukhtaat Maxamed Catoosh ayaa warbi […]
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 376 June 21, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 376-aad. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.      
    • Soomaalida Dagan Qahira oo Isu-diyaarisay Ciidda June 21, 2017
      Soomaalida dagan magaalada Qahira iyo Muslimiinta kale ee ku nool Masar, ayaa ku jira maalmihi ugu danbeeyey ee diyaar-garoowga Ciidul-Fitriga.
    • Xal Laga Dhex Raadinayo Jabuuti iyo Eritrea June 20, 2017
      QM iyo ururka Midowga Africa ayaa isku dayaya inay dajiyaan xiisadda iyo muranka dhinaca xadka ah ee u dhaxeeya dalalka Djibouti iyo Eritrea.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxamad Dheere Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir oo Loo Xiray Dhacdadii Shalay Shacabka Lagu Laayay


amisom Muqdisho :Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho ayaa

Sheegaya in Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay galabta

Soo xireen gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir maxamed dheere

 

 

in kastoo aan si rasmi ah loo ogeyn sababta loo xiray maxamad dheere ayay hadana wararka qaar sheegayaan in maxamad dheere loo xiray dhacdadii shalay lagu laayay dad iskugu yimid

Munaasabad ay soo abaabuleen Maamulka gobolka banaadir wararka aan heleyno ayaa intaas ku daraya in Ciidamada AMISOM

Ay galabta gudaha u galeen guriga uu maxamad dheere ka dagan yahay magaalada Muqdisho halkaasna ay ka soo jeebeeyeen dheere

 

Dhacdadii shalay oo markii hore lagu eedeeyay qabiil gooni ah ayuu galabta Madaxweyne Shariif isagoo careysan sheegay in uusan qabiil

 

Ka dambeynin arinkii shalay dhacay ayna garanayaan shaqsiyaadkii ka dambeeyay kuwaasoo uu madaxweynuhu sheegay in la ciqaabi doono

 

Xariga Madaxmad dheere ayaa noqonaya markii labaad ee ay ciidamada Ajnabiga xiraan bilowgii 2009 ka ayay Maxamad dheere xireen Ciidankii

 

Ethiopia oo xilagaas la sheegay in ay amar ka heysteen Wasiirkii Arimmaha gudaha Muusa nuur amiin Axmad C/salaan oo R/wasaare ku xigeen ahaa iyo Nuur Cade R/wasaarihii xiligaas  

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: