• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

16 ka Februar Maanta oo Kale Maxaa Dhacay Taariikhda ???


hadath 

Maanta oo kale 16 Febraayo  1916 Shan Maalmood oo Ay Dagaalo Xoogan  dhex marayeen Ciidamo ka kala tirsanaa Russia iyo Turkiga ayaa Ciidankii loo yaqaanay Ciidanka Sadaxaad ee Turkiga lagu jebiyay goobtii dagaalka halkaasna looga qabsaday Magaalada : Erzerum,oo ku taala wadanka Armenia  oo xiligaas hoos imaan jirtay Boqotooyadii : Cusmaaniyiinta ,dagaalkaas waxay ciidankii Rushka ku qabsadeen 1,000 kun qoryaha fudud ah Artillery badan iyo Maxaabiis gaareysay 10,000 toban kun dhinaca kale waxaa u suura gashay Ruushka in ay in ay koontaroolaan dhamaan wadooyinkii loo mari jiray Mesopotamia iyo Tabriz

 

Maanta oo kale 16 Febraayo 2008 Ciidankii u Dambeeyay Ee Dowladii Madaxweyne C/llaahi Yusuf Ayaa Ka Soo Baxay Xerada Airporka Blidogle oo 100 KM u jira Magaalada Muqdisho halkaasoo ay u adkeysan waayeen weeraro kaga imaan jiray kooxihii ka soo horjeeday joogitaanka Ciidanka Ethiopia  oo xiligaas Soomaaliya kaga sugnaa inta badn gobollada koonfureed    

 

Maanta oo kale 16 Febraayo 1959 Fiedel Castaro oo Mudo dheer soo hogaaminayay jabhad wadankaas dagaalo koo kooban ka waday ayaa loo dhaariyay xilka R/wasaaraha dalkaas kadib markii ay jabhadiisi ku qasabtay in uu dalka ka cararo Hogaamihii dictatorka ahaa ee dalkaas Fulgencio Batista     

Maanta oo kale 16 Febraayo  0923 waxaa geeriyooday Allaha u Naxariistee Taariikh Yahankii Islaamiga ahaa ee Abuu Jacfar Mohamed Jariir Al-Dhabari

 

Maanta oo kale 16 Febraayo 1946 waxaa laga hirgaliyay Magaalada Bridgeport Ct oo ku taala wadanka Mareykanka Diyaarad Helicopter nooc Ganacsi ah loo Sameeyay tii u horeysay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: