• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gaarisa Kenya oo Lagu Dilay Mas,uul Ka Tirsanaa Ururka UWSLF oo Dhawaan Heshiis La Galay Ethiopia


Garisa Magaalada Garisa ee wadanka kenya ayay xalay fiidkii kooxo

Hubaysan ku toogteen Sh Maxamad Dubbad Xirsi oo ka

Tirsanaa ururkii dhowaantan Dowlada ethiopia la heshiiyay ee

 

 

Magaciisa ahaa xoreynta somali galbeed ama UWSLF.Sh Dubad ayaa la sheegay in lagu dilay gurigiisa oo ku yaala bartamaha magaalada Gaarisa halkaasoo ay ku soo weerareen


kooxaha dilka geystay oo tiro ahaan sadax nin lagu sheegay  kuwaasoo ay wajiyada u duubnaayeen Boliska kenya ayaan wali wax raad iyo ruux ah ka helin

Dadkii falkaas geystay in kastoo aan wali la cadeyn cida ka dambeysay dilkan ayuu hadana shakiga ku wareegayaa laba dhinac oo kala ururka ONLF

Garabkiisa Admiral oo ah garab aad uga soo horjeeda talaabooyinka ay UWSLF qaadatay iyo kooxda al-shabaab oo iyadana uu khilaaf kala dhex yaalo

Hogaanka UWSLF oo ay heshiis hoose ahaayeen ka hor inta uusan heshiiska la galin Ethiopia halkaasoo ay Shabaabka rabeen in ay gacan saar dhinaca

Jabahadaha Ethiopia ka dagaalama ah ka helaan maalmo ka hor ayay aheyd markii isla deegaanada soo xiga xuduuda Somaliya ay la wadaagto kenya lagu dilay Gudoomiyihii Magaalada Waajid Macalin jiis kaasoo dilkiisa Shabaab lagu eedeeyay  

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: