• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

15 Februar Maanta oo kale Maxaa Dhacay Taariikhda ???


hadath

Iran-Iraq_War Maanta oo kale 15 Febraayo 1984 Dowlada Iran ayaa Wadanka Ciraaq kala dhexeeysay Colaadii Dagaal ee Sideeda Sano Socotay ayaa soo qaaday Weerarkii loogu magac daray Fajr al khaamis ama Operation Dawn 5  kaasoo ay ka qeyb qaateen Ciidan tiradiisa lagu sheegay  500,000 Shan Boqol oo kun oo Ciidan ah kuwaasoo loogu talo galay in ay kala gooyaan Magaalooyinka Basra iyo Baqdaad balse dagaal xoogan oo ay ciraaqiyiinta la galeen kadib fashilmay walow ay gudaha ciraaq soo galeen

russian-army Maanta oo kale 15 Febraayo 1989 Waxaa la soo afjaray Joogitaankii ama duulaankii ay Midowga Sovietka ku joogeen Wadanka Afgaanistan kaasoo dagaalo socday mudo dheer ayna ka qeyb qaateen Mareykan Reer Galbeedka iyo ururo Jihaadi ah kadib sababay in Sovietka lagu jebiyo dagaaladii Afgaanistaan balse mudo gaaban kadib Osama Binladen oo ay Mareykanka Xulafo dhow ahaayeen dagaalka Afgaanisataan Saaxiibo dhow ka ahaayeen ayaa isku dhacay walina afaganistaan waxaa ka socda dagaal sodon yio afar jirsaday    

 

10215465 Maanta oo kale 15 Febraayo 1995 Population ka ama Shacabka China ayaa gaaray Tiradii ugu badneyd wixii intaas ka horeeysay oo aheyd 1.2 Billion in kastoo aan wali si rasmi ah loo Shaacin tobankii sano ee u dambeysay hadana waxaad dareemi kartaa hal bilyan iyo laba boqol oo milyan waxa ay dhali karaan dhowr iyo toban sano

SS_Dunedin Maanta oo kale 15 Febraayo 1882  Doontii ama Markab Shiraaceedkii Lagu Magacaabi Jiray SS Dunedin ayaa shixnadii u horeysay ee Hilib La Qaboojiyay ama la barafeeyay Ah u Qaaday Wadanka Britain iyadoo ka qaaday Wadanka New Zealand

 

congress Maanta oo Kale 15 Febraayo 1879 Congress ka Mareykanka ayaa Sharciyeeyay in ay Dumarka Abuukaatayaal ama Lawyers ka Noqon karaan Maxkamada Sare Ee Dalka Mareykanka The Supreme Court

bund Maanta ioo kale 15 Febraayo 1689 Baarlamaanka Jarmalka Ayaa Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Wadanka Ay Deriska Yihiin Ee France

bri Maanta oo kale 15 Febraayo 1944 Sideed boqol Sagaashan iyo Kow diyaaradaha wax duqeeya ah oo laga leeyahay wadanka Britian ayaa Garaacay Magaalada Berlin oo dalka Jarmalka ah

Indha Cadde Maanta oo kale 15 Febraayo 2010 Waxaa weerar qarax miino ah ka badbaaday Yusuf Maxamad Siyaad indha Cade oo xiligaas marayay meel ku dhow Hotel Ambasador indha cade waxa uu ahaa waqtigaas wasiiru dowlaha wasaarada gaashaandhiga DKMG ka ah isku dayga lala damcay indha cade waxaa lagu eedeeyay kooxda Al-Shabaab  

 

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: