• RSS Somali VOA

    • Roobab ka Da'ay Gobollada Bay iyo Bakool March 28, 2017
      Deegaanno hoos yimaada gobollada Bay iyo Bakool ee Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa in uu ka curteen roobabka ka gu’ga, xilli abaar xooggan ay ka jirto.
    • Shir Looga Hadlayo Gudniinka Fircooniga oo ka Socda Sweden March 28, 2017
      Magaalada Kristianstad ee dalka Sweden waxaa ka socda shir lagaga hadlayo dhibaatooyinka lagala kulmo gudniinka fircooniga ee gabdhaha.
    • Warbixin: Caqabadaha Haysta Maamulada Somalia March 28, 2017
      Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin.
    • Tirada Dadka Isu Diiwaan Geliyey Doorashada Somaliland oo la Shaaciyey March 28, 2017
      Guddida doorashada Somaliland ayaa maanta shaaciyay tirada hordhaca ah ee dadka isu diiwaangeliyay doorashada madaxweynaha.
    • Maamulka Ceelbuur oo ka Cabanaya Ciidamada Ethiopia March 28, 2017
      Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa ka hadlay jidgooyo loo galay ciidamo Ethiopian ah oo ka yimi degmada Dhuusamareeb isla markaana u socday degmada Ceelbuur. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ciidamadaasi ay dileen shan ka mida kooxihii jidgooyada u galay ciidamada. Sidoo kale Guddoomiyaha Ceelbuur wuxuu cabasho ka muujiyey ciidamada AMISOM […]
    • Devin Nunes oo Diiday in uu Is-casilo March 28, 2017
      Guddoomiyaha Guddiga Sirdoonka ee Aqalka Wakiilada Mareykanka Devin Nunes ayaa isniintii sheegay inaanu qorshaha ugu jirin inuu iska casilo baaritaanka guddiga uu ku hayo faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii madaxtinimo ee 2016.
    • QM oo ka Hadleysa in la Mamnuuco Hubka Nuclear March 28, 2017
      QM ayaa isniintii billowday wada-xaajoodyo ku saabsan in si caalami ah loo mamnuuco hubka nuclear-ka, taasi oo ay kasoo horjeedaan dalalka horey u haystay hubka nuclear-ka.
    • Haweenka Muslimiinta oo Dibadbax ka Dhigay London March 27, 2017
      Qaar ka mid ah haweenka muslimka ah ee dalka Britain ayaa isugu soo baxay buundada Westminster ee u dhow baarlamaanka Britain, halkaasi oo dhawaan lala beegsaday weerar.
    • Kenya oo Sheegatay inay Dishay 31 Shabaab ah March 27, 2017
      Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 ka tirsan maleshiyada Al-Shabaab ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigyo ay maaleeshiyadu ku laheyd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.
    • Shaqaale Gargaar oo Lagu Dilay Koonfur Sudan March 27, 2017
      Saraakiisha QM ayaa sheegay in lix shaqaalaha gargaarka bani’aadannimo ah lagu dilay weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo ka dhacay dalka Koonfur Sudan.
    • Mareykanka Oo Baaraya Shacab Lagu Dilay Mosul March 27, 2017
      Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in dhimashada dadka rayidka ee Ciraq ee magaalada waqooyi ee Mosul ay tahay musiibo aad u xun, ayna baarayaan tuhunada ku saabsan in duqeymaha isbaheysiga Mareykanka uu hogaaminayo ay ku dhinteen 100 qof oo rayid ah, horaantii bishan.
    • Wicitaanka: Prof. Xuseen A. Warsame March 26, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida kor loogu qaadi karo tayada waxbarashada ee dugsiyada iyo jaamacadaha Somalia, waxaana marti ku ah Prof. Xuseen Axmed Warsame.
    • Burco: Xaaladaha Abaaraha March 26, 2017
      Xaalada abaaraha ee mudooyinkanba ka taagnayd deegnada Soomalida ayaa ah mid saamaysay dad iyo xoolaba islamarkaana keentay inay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ay ku waayaan badi xoolahoodi, iyadoo geela oo ka mid ah xoolaha kiisa ugu adkaysiga badan uu hada yahay kani ugu liita.
    • Ohio: Toogasho ka Dhacday Goob lagu Caweeyo March 26, 2017
      Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen.
    • Mosul: 100 ku Dhimatay Duqeymaha Cirka ah March 26, 2017
      Isbahaysiga Milateri ee uu hoggaamiyo Maraykanku ayaa weeraro xagga cirka ah ku qaaday Mosul, waxaana dad goobjoog ahi ay sheegeen in weeraradaas ay ku dhinteen in ka badan 100 rayid ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington March 25, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington, waxa la diyaar ah Sahra Ciidle Nuur.
    • Dhageyso Martida Makrafoonka March 25, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa London ka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Holland: Dowlad Isbaheysi oo ay Tahay In La Soo Dhiso March 25, 2017
      Muddo 10 casho ah ayaa ka soo wareegtey marki lasoo gaba-gabeeyey doorashadi dalka Holland oo indhaha adduunka oo dhan soo jiidatey.
    • Abaaraha ka Jira Gobolka Sanaag March 25, 2017
      Gobolka Sanaag waxa uu ka mid yahay deegaanada ay abaaruhu sida daran u saameeyeen, iyada oo lix milyan bar Soomaali ah ay abaarahani saameyn xoog badan ku yeesheen.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Danduray iyo Cuud March 25, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R/ Farmaajo oo La Hadlayay Boqolaal Ciidanka Daraawiishta Ah Ayaa Yiri Ciidan Waa Kii Dumarka iyo Waayeelka Gacanta Qabta Ee Ma Ahan Kan Shacabka Furta ( Sawiro )


IMG_0536 Muqdisho: R/wasaaraha Xukuumada KMG ah Maxamed Cabdullaahi

Maxamed Farmaajo oo ay weheliyaan Wasiirada Gaashaandhigga C/xakiin

 

Xaaji Maxamed Fiqi iyo Guddaha iyo Amniga Qaranka Cabdi shakuur Sh.

 

Xasan Faarax ayaa maalintii shalay aheyd booqday Taliska Ciidanka Daraawiishta oo ay ku sugnaayeen boqolaal Ciidamo dowlada ka tirsan oo dhowaan soo dhameystay tababaro ay meelo kala duwan ku soo qaateen

R/wasaaraha iyo wafidgiisa ayaa ugu horeyn salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta intaas kadibna R/wasaaraha oo

Khudbad  u jeedinayay Ciidanka ayaa sheegay in laga sugayo waajib adag kaasoo ah xoreynta dalka iyo amni ku soo celinta “Waqti badan ayaa la idin geliyay, waad soo tababarateen,

IMG_0415 IMG_0418 IMG_0427 IMG_0428 IMG_0450 IMG_0460 IMG_0470 IMG_0517IMG_0554 IMG_05041

Waajib culus ayaana la idinka sugayaa, dhanka xukuumadeydana wey ku dedaaleysaa sidii aad xaqiina Askarnimo u  heli laheydeen” ayuu yiri Farmaajo dhinaca kalena

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku adkeeyey ciidamada in aysan Shacabka waxyeeleynin taas badalkeedana ay shacabka gacan qabtaan “Dumarka iyo waayeelka haddii aad aragtaan waa in aad gacan qabataan ee ma ahan ciidanka in ay dadka furtaan ,

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: