• RSS Somali VOA

    • Qarax Xooggan oo laga Maqlay Muqdisho April 28, 2017
      Qarax xooggan ayaa caawa fiidkii laga maqlay agagaarka Isgoyska Taleex ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaaliya.
    • Amnesty International oo Baaq u Dirtay Puntland April 28, 2017
      Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaaugu baaqday maamulka Puntland in uu joojiyo qorshe uu doonayo inuu ku daldalo laba wiil oo maxkamad milatari ay bishii February ku xakuntay dil.
    • Roobab ka Da'ay Qeybo ka Mid ah Soomaaliya April 28, 2017
      Roobab ayaa laga soo sheegayaa inay ka da’een deegaano badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya, oo qaarkood dhaliyey dhimasho.
    • Faaqidaadda: Xaaladda Kala Guurka Soomaaliya April 28, 2017
      Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay marxaladda kala guurka ee dalka Soomaaliya. Barnaamijka ayaa qeyb ka ahaa kulan dadweyne oo sidoo kale arrintan looga hadlayey oo shalay VOA ay ku qabatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Barnaamijka waxaa soo jeedineysa weriyaha VOA ee Nairobi Maryan Maxamuud Barre.    
    • Daalibaan oo ku Dhawaaqday Howlgal Dagaal April 28, 2017
      Kooxda Daalibaan ayaa maanta shaaca ka qaaday howl-gal dagaal oo ka dhici doona dalka Afghanistan, kaasi oo lagu beegsanayo ciidamada Mareykanka uu hogaamiyo ee “haysta” dalkaas, si waddanka looga saaro.
    • La-taliyihii Trump oo Eedo Cusub loo Haysto April 28, 2017
      Qoraal cusub oo la soo bandhigay ayaa lagu sheegay in lataliyihii hore ee amniga qaranka Maraykanka Micheal Flynn inuu lacago ka badan $500,000 ka qaatay dalka Turkiga, halka uu Ruushkana ka helay tobannaan kun oo dollar,
    • Nairobi: VOA oo qabatay kulan dadweyne April 27, 2017
      Laanta afka Soomaaliga ee VOA waxay kulan dadweyne ku qabatay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kaas oo looga hadlay Doorka Saxaafadda Xorta ah ee goobaha ay colaaduhu ka jiraan
    • Mucaaradka Kenya oo Sharxay Raila Odinga April 27, 2017
      Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga, ayaa isbahaysiga mucaaradka Kenya maanta u doorteen inuu noqdo musharraxooda doorashada madaxtinimada ee dhici donta bisha August.
    • Dilal Dhowr Ah oo ka Dhacay Muqdisho April 27, 2017
      Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay inay degmada Shibis ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada nabad-sugida Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamuud Xaaji Cali.
    • Ciidamo Qarax Lagula Eegtay Duleedka Kismaayo April 27, 2017
      Ciidamo ajanabi ah oo ay la socdeen ciidamo Soomaali ah oo ka tirsan maamulka Juubaland ayaa maanta qarax miino lala eegtay duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
    • VOA oo Kulan Dadweyne ku Qabatay Nairobi April 27, 2017
      Magaalada Nairobi waxaa maanta lagu qabtay barnaamij kulan dadweyne oo laanta Af-Soomaaliga ee VOA soo qaban qaabisay.
    • Mareykanka: Burcad Badeed Soomaali ah oo la Xukumay April 27, 2017
      Burcad badeed Soomaali ah ayaa inta noloshiisa ka harsan ku qaadan doona xabsi federal oo Mareykanka ku yaalla, sababo la xiriira inuu weerar ku qaaday Markab ay leeyihiin ciidamada badda Mareykanka, sanadii 2010.
    • Qarax ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Dimishiq April 27, 2017
      Qarax xooggan ayaa maanta ka dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Dimishiq ee dalka Syria, waxaana ka dhashay dab xooggan, ayada oo la is-weydiinayo sababta keentay.
    • Soomaalida oo Soo Dhaweeyay Go'aanka Mareykanka April 27, 2017
      Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa soo dhaweeysay go,aanki kasoo baxay Hey’adaha Socdaalka Mareykanka ee ahaa inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ah ee sharci darrada ku jooga dalkaan Mareykanka.
    • Xasan Shire oo La Abaalmariyay April 27, 2017
      Abaalmarinta Richard C. Holbrooke Award ee sanad walbaa lagu siiyo magaalada Washington ee caasimada Mareykanka dadka bulshooyinkooda wax tara, ayaa sanadkaan waxaa la siiyey gudoomiyaha difaacayaasha xuquuqda aadanaha Africa, Xasan Shire Sheekh.
    • Mareykanka oo Joojiyey Qabashada Dadka Soomaalida April 26, 2017
      Hey’adaha socdaalka ee Mareykanka ayaa ku wargeliyay safaaradda Soomaalida inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ee sharci darada ah oo aan guryahooda ama goobahooda shaqo loogu tagi doonin.
    • Rabshado la Xiriira Doorashada oo ka Dhacay Kenya April 26, 2017
      Dalka Kenya ayaa waxaa laga cabsi qabaa inay ku fidaan rabshado goos goos ah oo la xiriira doorashooyinka  mudadoodu soo dhawaatay ee la filayo inay dalkaas ka dhacaan.
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 368 April 26, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 368-aad. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.  
    • Ciidamada Kenya iyo Ethiopia oo Xadgudubyo Lagu Eedeeyey April 26, 2017
      Warbixin ay qortay qeybta ilaalinta rayidka ee hay'adaha gargaarka ee ka hawlaga Soomaaliya ayaa ku eedeenaysa ciidamada Kenya iyo Itoobiya iyo kuwa AMISOM in hawklgalladooda Soomaaliya ay xadgudub ku yihiin mabaadi’da bani'aadannimada.
    • Wareysi: La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo April 26, 2017
      Xuseen Macalin Maxamud (Damuumaaye) oo ah la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta faah faahin ka bixiyay Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

7 Responses

  1. maxaa sababay inadd dawladaha caydo

  2. madax wayna somalia waa doqon aan waxbaqaban karayn sxb mar kaa iskaa tig hilka sxboow

  3. anaa caayaay dee bal wax idheh

  4. waar labadeenuba duqumaa tihiin madaxwayna somalia waaa duqunsxbyaal!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
    usheeeq doqon ka xilka iskadig

  5. Wasiirka Amniga ayaa muddo 4 toddobaad ah joojiyay fadhiyada baarlamaanka, halka G/K/X 2-aad uu magacaabay guddiga doorshada guddomiyaha
    Maraykanka: Askartii Pakistan Qalad ayey ku Dhinteen December 23, 2011
    Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Baaritaan ay sameysay ay ku ogaatay in Mareykanku uusan si ula kac ah u dilin Askarta Pakistan
    Xildhibaano Gedo u Jooga Olole ka Dhan ah Al-Shabab December 22, 2011
    Xildhibaan Maxamed Ibraahim (Xaabsade) iyo Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale) ayaa ka hadlay Al-Shabab iyo khilaafka Barlamaanka
    Madaxda Dalka oo Haddalo ka Jeediyey Shirka Garowe December 22, 2011
    Madaxweynaha DKMG, Ra’iisal Wasaaraha, Afhayeenka Baarlamaanka, iyo Madaxweynaha Maamulka Puntalnd ayaa hadalo ka jeediyey shirka Garowe
    Xildhibaanno Mar kale ku Dagaallamay Muqdisho December 21, 2011
    Laba kooxood oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka ayaa maanta mar kale isku gacan qaaday kulan ka dhacay magaalada Muqdisho.
    San Diego: Shir looga Hadlay ka Ganacsiga Jirka Caruurta December 21, 2011
    Laamaha ammaanka ee Maraykanka iyo Jaaliyadda Somalida ayaa kulan ka yeeshay walaac la xiriira ka ganacsiga jirka caruurta yar.
    Dad ku dhintay duqeyn Jubbada Hoose December 21, 2011
    Goob joogayaal ayaa VOA u sheegay in 11 qof oo 7 ka mid ah ay caruur tahay ay ku dhinteen duqeyn loo geystay tuulada Hosingow ee J/Hoose
    Shirkii Wadatashiga oo Maanta ka Furmay Garowe December 21, 2011
    Waxaa magaalada Garowe ka bilaabmay wajigii 2aad ee shirka wadatashiga kooxaha Soomaaliya. Shirkan ayaa soconaya 3 maalmood. (Sawirro)
    Dhaqanka iyo Hiddaha Q-88-aad (Suugaanta Hooyooyinka Soomaalida ) December 21, 2011
    Barn: dhaqanka iyo Hidaha ee todobaadkan oo ku saabsan suugaanta hooyooyinka Soomaalidu ay u tiriyaan ubadkooda
    Ciidamo Djibouti oo Muqdisho Tagay December 20, 2011
    Ciidamadii ugu horreeyay ee ka socda Jamhuuriyadda Djibouti ayaa maanta ka dagay garoonka dayuuradaha ee Muqdisho (SAWIRRO)
    Madaxweyne Shariif oo Garowe Tagay December 19, 2011
    Madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya ayaa galabnimadii Isniintii gaaray magaalada Garowe, halkaas oo madaxda Puntland ay ku soo dhaweysey.
    Soo Raac

    • Kenya: Joojinta Xawaaladaha oo Walaac laga Muujiyey December 29, 2011
      Ganacsatada Soomaalida ee ku nool dalka Kenya ayaa ka hadlay joojinta xawaaladaha Maraykanka oo ay sheegeen inay dhaawac keenayso
      Somaliland oo Fashilisay Qarax December 28, 2011
      Ciidamada Somaliland ayaa sheegay inay maanta fashiliyeen qarax lala damacsanaa buundada cusub ee ku taalla magaalada Hargeysa.
      Qarax ka Dhacay Magaalada Boosaaso December 27, 2011
      Ugu yaraan 3 ka tirsan ciidamada amniga Puntland ayaa dhintay kaddib qarax ka dhacay Boosaaso. R/W C/wali Gaas ayaa gaaray Boosaaso.
      Yemen: Arday Mac-had ka Qalin-jabisay December 27, 2011
      200 oo arday Soomaaliyeed oo ku nool Yemen ayaa ka qalin-jabiyey mac-hadyo tababar oo iskugu jira Luuqadda Carabiga iyo tababaro kale
      Dhaqanka iyo Hiddaha Q-89-aad (Dhalashada Gabdhaha) December 28, 2011
      Barn: dhaqanka iyo Hidaha oo ku saabsan sida aan dhaqanka Soomaalida loo soo dhaweyn dhalashada gabar ku soo biirta reeraha
      Minnesota: Walaaca Shirkaddaha Xawaaladaha December 26, 2011
      Walaaca laga qabo iney xirmaan shirkaddaha xawaaladaha ayaa sii kordhaya iyadoo ay shirkaddu haystaan ilaa 30 bishan December
      Pakistan: Halis bay ku Jirtaa Dimuqraadiyaddu December 28, 2011
      Pakistan ayaa shalay digniin ku Bixisay in hanaankii demuquraadiyadda dalkaasi ee aan adkeyn markii horeba uu haatan halis ku jiro
      Shiinaha oo Kaalmo Siinaya AMISOM December 26, 2011
      Dalka Shiiinaha ayaa taageero gaareysa ku dhawaad $ 5 milyan oo dolar oo qalab ah siinaya howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.
      B/ Rayidka oo Soo Dhaweeysay Shirkii Garowe December 26, 2011
      Bulshada Rayidka ee Puntland ayaa soo dhaweeysay shirkii dhawaan Dhinacyada siyaasadda Soomaalida ay ku yeesheen Magaalada Garowe
      Xildhibaan lagu Dhaawacay Muqdisho December 26, 2011
      Xasan Cabdi Nuur (Aalbaro) oo ka tirsan baarlamaanka ayaa lugta laga dhaawacay kaddib markii rasaas lagu furay baabuur uu saarnaa.
      Wicitaanka: Prof. Ibraahiim F. Bursaliid December 25, 2011
      Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Prof. Ibraahiim Faarax Bursaliid oo bare ka ah Jaamacad ku taalla Nairobi, Kenya
      Aragtida Aqoonyahanka ee Shirkii Garoowe December 25, 2011
      Ururada bulshada rayidka ah ee ka qeyb galay ayaa rajo ka muujiyey wixii kasoo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee Garoowe ka dhacay
      Burcadbadeedda iyo Saameynta Hanaanka Maaliyadda December 25, 2011
      Shir dhowaan lagu qabtay dalka Djibouti ayaa lagaga hadlay cabsida lacagta burcadbadeedu ay ku keeni karto hanaanka maaliyadda Somalia
      Duqeyn loo Geystay Jasiiradda Kudhaa December 25, 2011
      Hal qof ayaa ku dhaawacmay, baabuur dhowr ahna waa lagu burburiyey, markii dayuurado helicopter ahi ay duqeeyeen Kudhaa, Jubada Hoose
      Shirkii Garowe oo soo Xirmay December 24, 2011
      Shirkii wadatashiga Garowe ayaa la soo xiray, waxayna kooxuhu ku heshiiyeen in baarlamaanka laga dhigo 225 awooddana lagu qeybsado 4.5.
      Shirkii Garoowe oo Hakad ku Yimid December 23, 2011
      Shirkii Garowe ayaa maanta hakaday oo lagu kala kacay kaddib markii la isku afgaran waayay hannaanka awood-qeybsiga ee 4.5
      Faaqidaadda: Shirka Wadatashiga ee Garowe December 23, 2011
      Barnaamijku wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka wadatashiga ee kooxaha Soomaaliya uga socda magaalada Garowe.
      Samafalayaal Lagu Dilay Matabaan December 23, 2011
      Saddex qof oo laba ka mid ah ay u shaqeynayeen hay’adda WFP ayaa maanta nin hubeysan uu ku dilay degmada Matabaan ee bartamaha Somalia
      Casoowe oo Diiday Joojinta Fadhiyada Baarlamaanka December 22, 2011
      G/kuxigeenka 2-aad ee baarlamaanka Axmed Dhimbi Casoowe ayaa ku gacan-seyray go’aankii lagu hakiyay fadhiyada baarlamaanka KMG.
      DKMG oo Joojisay Kulamada Baarlamaanka December 22, 2011
      Wasiirka Amniga ayaa muddo 4 toddobaad ah joojiyay fadhiyada baarlamaanka, halka G/K/X 2-aad uu magacaabay guddiga doorshada guddomiyaha
      Soo Raac

      Buqaqable Samoow

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: