• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Booliiska Ugandha Ayaa Sheegay in Ay Ka War Heleen Falal Argagixiso oo Ku Soo Fool Leh Ugandha


Kale-KayihuraTaliyaha ciidamada booliska Uganda Gen. Kale Kiyuhura ayaa

 

Sheegay in booliska iyo hay’adaha Sirdoonka wadankaas ay heleen

 

 

 

Xog sheegaysa in qaar kamid ah wadamada geeska afrika ay ku soo

 

 

Fool leeyihiin qaraxyo iyo falal argagixiso oo la mid ah kuwii Kampala ka dhacay sanadkii hore Gen Kiyuhura ayaa warkiisa sii raaciyay in sirtan oo ay ka heleen wadamo saaxib la ah wadankiisa oo uusan carabaabin ay sheegeyso in kooxo argagixiso ah qorsheynayaan


weerar ka dhan ah dalalka Brundi Kenya iyo Ugandha oo laga cabsi qaboxiliga doorashada oo ku aadan 18ka bishan Qaraxyadii ugandha ka dhacay

 

Sanadkii hore oo ay kooxda Al-shabaab sheegteen ayay ku dhinteen dad sideetameeyo ruux ku dhow dhow iyo dhaawacyo aad u badan

Dhinaca kale dowlada ugandha oo ay ciidamo fara badan ka joogaan soomaaliya ayaa toddobaadyadii u dambeeyay ciidamo dheeri ah u direysay

Wadanka soomaaliya taasoo muujinaysa in aanay waxba u dhimin handadaadii Shabaabka iyo qasaarihii soo gaaray sanadkii hore balse ayba ka heshay garab iyo dhaqaalo fara badan oo ku soo galay handadaada Shabaabka

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: