• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xubnaha Baarlamaanka KMG Ka Ah oo Sadax Sano Ku Kordhistay Waqtigoodii iyo Somaliya oo KMG Ku Sii Jiraysa ilaa Sanada 2014


cccccc20006cccXilmadhibaanada baarlamaanka KMG ah ayaa kulan ay maanta ku

Yeesheen magaalada Muqdisho ku heshiiyay in ay waqtiga ku

 

 

Darsadaan sadax sano oo hor leh siina fadhiyaan kuraasta tan iyo

 

 

Augus 2014 xiligaasoo aan isaga laftiisa la hubin waxa badalaya iyo sida ay ku baneynayaan meesha kulkanka maanta dhacay oo uu hogaaminayay Sh Xasan ayaa la saadaalinayay in uu sidan xili kordhinta ah ku dhamaan doono

Maadaama shariif xasan maalmo ka hor safar gaaban ku tagay Magaalada addis ababa oo soo jeedintii igad na noqotay in xilka loo kordhiyo

 

Xubanaha baarlamaanka si ay iyaga markaas u doortaan Madaxweyne iyo R/wasaare dhinaca kale waxaan la yaab laheyn in kulankii maanta oo ay ka soo qeyb galeen

 

Xubno tiradooda lagu sheegay 435 xubnood ay xil kordhinta diidaan 11 xildhibaan oo kaliya halka ay intii kale sacab ku qaateen in ay sii joogaan ilaa bisha sideedaad 2014

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: