• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xubnaha Baarlamaanka KMG Ka Ah oo Maanta Ka Shiraya Sidii Ay Xilka u Kordhisan Lahaayeen Bisha Sideed Kadib


baarXubanaha Baarlamaanka KMG ka ah ayaa maanta lagu wadaa in ay 

isugu yimaadaan kulan ay uga doodayaan waqti kordhin loo

 

 

 

Sameeyo Golaha Baarlamaanka taasoo ka soo baxday shirkii ay

 

 

 

Maalmo ka hor IGAD ku yeesheen magaalada Addis ababa sida ay warar hoose sheegayaan kordhinta waqtiga baarlamaanka ayaanay ku qanacsaneyn qaar ka tirsan dowlada kmg ka ah


Sida Xukumada iyo madaxweynaha oo u arka in awooda xukuumada iyo tan madaxweynahaba ay la wareegi doonaan xubno meel ay u soo maraan la,aa markii hore

Kuwaasoo ku xiran dowlada ethiopia dhinaca kale waqti kordhinta baarlamaanka ayay dad badan shaki iyo niyad jab ka qabaan maadaama aanay dan u aheyn dalka iyo

 

Dadkaba in baarlamaan shan boqol ka kooban uu waqtigan ka dhex jiro dowlad aan ka talinin hal magaalo dhaqaalaha soo galana uu yar yahay go,aanka dowladeedna u

 

Ku wanaagsanaan lahaa talo dad yar oo karti leh ka taliyaan balse baarlamaanka maanta jira ay howshiisa tahay in uu kala taageero hadba cidii isku haysata Villa Somaliya ayna taageeraan nikii jeeb weynaada

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: