• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Meydadka Laba Wiil oo Xalay La Toogtay Ayaa Saaka Laga Helay Meel Ka Mid Ah Meelaha Ay DKMG ka Maamusho


dfghs Muqdisho: meydadka Labo ruux oo Habeenkii xalay ahaa lagu toogtay

Qeybahaha ay dolwlada ka taliso Ee magaalada muqdisho ayaa

 

 

Saaka laga helay  meel ku dhow Siliga Mareeykanka oo ka tirsan

 

Degmada Dherkeynlay dadka deegaanka ayaa saaka subixii hore ku soo toosay meydadka labadan wiil oo dhalinyaro ah ayna jirkooda ka muuqatay rasaas si xun  loola dhacay iyadoo ay dadka qaarna sheegayaan in wiilasha la jir dilay ka hor inta aan la toogan


Ma ahan markii u horeysay ee Xaafadaha Muqdisho ku soo toosaan meydad xalay la miray balse waxay dhacdooyinkan aad ugu badnaayeen sanadkii hore meelaha ay Shabaabka joogaan oo waliba toogashadada ay wehelisay gowrac madaxa iyo qofka la kala reebo 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: