• RSS Somali VOA

    • Shirka Madasha oo Maalintii Labaad ka Socda Muqdisho December 8, 2016
      Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shir ay leeyihiin hoggaamiayaasha madasha oo iyagu ka dooddaya arrimaha doorashada Soomaaliya.
    • 10 Qof oo Ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Goof-Gaduud December 8, 2016
      In ka badan 10 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen dagaallo maanta duleedka magaalada Baydhaba ku dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda Somalia iyo maleeshiyada Al-Shabaab.
    • Kenya oo Lagu Eedeeyey Dilal Sharci Darro Ah December 8, 2016
      Urur aan dowli ahayn oo lagu magacaabo Haki Afrika ayaa ku eedeeyey ciidamada ammaanka Kenya inay fuliyeen tobaneeyo dilal aan sharci ahayn oo ay u geysteen dad la waayey intii u dhaxeysay 2012 illaa 2016, kuwaas oo muslimiin ah.
    • Ilhan Omar oo Sheegtay in La Handadey December 8, 2016
      lhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhawaan loo doortey aqalka wakiilada ee gobolka Minnesota ayaa sheegtay inuu handadey wadihii taksi ay raacday.
    • Natiijada Doorashada Ghana oo Maanta La Shaacinayo December 8, 2016
      Afhayeen u hadlay guddida doorashada ee dalka Ghana ayaa sheegay in guddigu ay maanta bilaabi doonaan sii daynta natiijada doorashadii madaxweynaha iyo tii baarlamaanka ee dalkaas ka dhacday, waxayna ku baaqeen in xaaladda la dejiyo.
    • Ciidamada Puntland oo Qabsaday Qandala December 7, 2016
      Ciidamada Puntland ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Qandala ee Gobolka Bari oo ay muddo ku dhow 40 malamood haysteen maleeshiyada taabcsan ururka Daacish.
    • Waraysi: Siyaad Maxamuud Cali December 7, 2016
      Xafiiska Senator Amy Klobuchar oo laga soo doorto Gobolka Minnesota ee ay Soomaalidu degto ayaa sheegay inay soo gaadhay baaqyada ka imanaya Soomaaliya ee ku saabsan abaarta ku dhufatay degaanno ka mid ah Soomaaliya.
    • Muqdisho: Kulan Looga Hadlay Tacaddiyada Haweenka December 7, 2016
      Sanad walba, laga soo bilaabo 25-ka November oo ah maalinta caalamiga ah ee dabar goynta tacadiyada ka dhanka haweenka ilaa iyo 10-ka December oo ah maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda aadanaha, waxaa dunida lagu qabtaa mashaariic lagu taageerayo haweenka iyo wacyigelin ku aadan tacadiyada dhinaca Jinsiga ah. Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Muqdisho ayaa […]
    • Obama oo Jeediyey Khudbadda Amniga Qaranka December 7, 2016
      Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa shaley jeediyey khudbadiisii ugu danbeysey ee ammaanka qaranka.
    • Somaliland: Shir Looga Hadlayo Doorashooyinka oo Furmay December 7, 2016
      Shir lagu lafa gurayo geedi socodka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.
    • Norway: Wiil Loo Qabtay Dilka 14 Jir Soomaali ah December 7, 2016
      Booliska dalka Norway ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen wiil 15 sano jir ah oo labo maalmood ka hor dil u gaystay wiil Soomaaliyeed oo 14 sano jir ah oo lagu magacaabay Yacquub Cabdullahi Xasan.
    • Mareykanka oo Ka Digay u Safarka Ethiopia December 7, 2016
      Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sii wadda inay muwaadiniinteeda uga digto halista uga iman karta u safarka dalka Ethiopia.
    • Dhalinyaro Muqdisho ka Bilaabay Wacyigelinta Nabada December 7, 2016
      Ururka Dhalinyarada ee Dhaqdhaqaaqa Kacdoonka Qabyaalad diidka waa urur ay sameeyeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo fadhigoodu yahay London, hase yeeshee tan iyo sanadki hore waxay howlo wacyi gelin dhinaa bulshada ah, gaar ahaan dhalinyarada ay ka wadeen qeybo badan oo ka mid ah Soomaaliya.
    • In ku Dhow 100 oo ku Dhimatay Dhulgariir ka Dhacay Indonesia December 7, 2016
      Tirada dhimashada dhulgariir xooggan oo aroornimadii arbacada ku dhuftay dalka Indonesia ayaa sare usii kaceysa.
    • ​Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 348 December 7, 2016
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.  
    • Muqdisho: Doorashada Xidlhibaanada Waqooyi oo Billaabatay December 6, 2016
      Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee xubnaha baarlamaanka Soomaaliya u matalaya gobollada Waqooyi.
    • Diyaarado Duqeeyey Qandala iyo Dagaal ka Dhacay December 6, 2016
      Wararka ka imanaya Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in hawlgal milatari uu xalay ka dhacay meel 34 km jirta magaalada Qandala oo lagu magacaabo Madlaxo, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo dhinaca amniga ah.
    • Iska Horimaad ka Dhacay Jubbada Hoose December 6, 2016
      Iska horimaad ayaa maanta ka dhacay deganaka Haawina oo u dhexeeya Dhoobley iyo Qooqaani ee Gobolka Jubbada Hoose.  Iska horimaadka ayaa dhacay markii maleeshiyada ururka Al-Shabab ay weerar kedis ah ku qaadeen kolonyo baabuur milatari ah oo ay leeyihiin ciidamada Kenya oo saad u siday dhinaca magaalada Dhoobley. Baabuur ay leeyihiin ciidamada milatariga Ken […]
    • Dowladda Somalia oo Ganaaxday Markab Kalluumeysi December 6, 2016
      Wasiir Ku xigeenka Kaluumaysiga Soomaaliya Saciid Jaamac Maxamed ayaa sheegay in markabkan uu yahay mid ay u diideen ruqsadda kalluumeysiga balse sameystay warqado been abuur ah.
    • Liiska Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Baydhaba December 6, 2016
      Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa noqday maamulkii labaad ee soo geba gebeeya doorashada xildhibaanada cusub ee Aqalka Hoose ee baaralamaanka Soomaaliya.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif iyo Ethiopia oo Hardankii u Dambeey Ku Jira iyo Baarlamaanka Shanta Boqol oo Waqti Dheereyn Sugaya !


Sh_Shariif Addis-ababa : Kadib markii uu Madaxweyne shariif is mooday

Sanadkii hore in uu ka badbaaday Qorshihii ay Cumar C/rashiid iyo

Shariif Xasanka baarlamaanka Garwadeenka ka ahaayeen ee

 

 

Ahaa in xiliga ku meel gaarka ah lagu reebo shariifka iyo inta ka soo horjeeda danaha iyo Siyaasada Ethiopia ayay hada u muuqataa in mar kale Sh Shariif waa ku baryay kadib markii ay Qaramada midoobay iyo Midowga afrika


Ay Masiirka DKMG ka ah gacanta u geliyeen IGAD oo ay Ethiopia ugu Murqo weyn tahay Shirkii ay xalay wadamada IGAD

Ka yeesheen arrimaha Soomaaliya oo qaatay Mudo Sagaal Saacadood ku dhow dhow ayuu maanta ka soo baxay  War murtiyeed lagu sheegay in ay

IGAD ku talinayso in Baarlamaanka KMG ka ah waqtiga loo kordhiyo taasoo macnaheedu yahay ku meel gaar kale iyadoo uu warkii Mahiga ahaa in KMG ka uu dhamaado

Wixii ka dambeeya bisha sideedaad ee sanadkan dhinaca kale war murtiyeedka IGAD ayaa lagu sheegay in Madaxda kale ee dowlada ay arintooda u taalo

Dadka Soomaaliyeed oo loola jeedo Baarlamaanka  si kale hadii loo sii dhigo bisha Sideedaad Sh shariif iyo Xukuumada Farmaajo Way dhacayaan Baarlamaanka

Ayaana dooranaya cidii madaxwene noqon laheyd baarlamaankana Shariif Xasan oo meelaha loo maro yaqaan Asbuuc ka hor waxaa looga yeeray Addis ababa oo

Ay u muuqata in laga hadlayay waxa dhici kara dhinaca kale warar laga helay shirkii xalay madaxda IGAD ku dhex maray Addis ababa ayaa sheegaya in Madaxweyne

Shariif uu dhowr mar diiday soo jeedinta ah in isaga iyo Xukuumda kaliya meesha ka baxaan Baarlamaankana uu haro balse markii dambe uu ku qancay hadalka

Dublimaasiyeed ee ahaa madaxda sare waxay u taalaa dadka soomaaliyeed iyo Soo jeedinta IGAD oo ay wali ka wada hadli doonaan Midowga Afrika iyo Qaramada

Midoobay oo iyaga yeelan doona go,aanka u dambeeya dad badan ayaa aaminsan in Madaxweyne Shariif uusan waxba qabanin labadii sano ee la soo dhaafay

Balse uu matal u ahaa garab ka soo horjeeda siyaasada ethiopia ee ah Soomaaliya ama silac ku noolow ama siyaasad Ethiopia hoos imow iyadoo waliba ay

Bilihii tagay ahaayeen bilo siyaasada Soomaliya la moodayay in ay dhinac kale u jihaysatay kadib markii uu madaxweyne Shariif Cumar C/rashiid eryay iyadoo aanay

Ethiopia raali ka aheyn hadana uu keenay R/wasaare aan Ethiopia xiriir la laheyn kaasoo isna keenay golle wasiiro oo ay Ethiopia lug ku laheyn Soomaalidana badankeed soo dhoweysay 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: