• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxwene Shariif oo Maanta Warqadihii Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiir Ethiopia u Soo Magacawday Soomaaliya Sawiro


safiirka ethiopia Muqdisho: Madaxweyne Sh Shariif Ayaa maanta Villa

Somaliya ku qaabilay Safiir cusub oo ay Dowladda

 

 

Ethiopi u soo Magacowday Soomaaliya Safiirkan oo

 

 

 

Lagu magacaabo C/casiis Axmad Aadan ayaa noqonaya safiirkii u horeeyay ee muqdisho yimaada tan iyo xiligii ay ciidanka ethiopia ka baxaan soomaaliya


sdv

Safiirka cusub ayaa warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha oo ay la joogeen wasiiru dowlaha arrimaha dibada Xaamud iyo wasiirka maaliyada xalane

safiirka ethiopia 

 

Safiirka ethiopia ayaa ka mid noqon doona safaarado dhowr ah oo magaalada muqdisho ku sugan xiligan

untitled

hhh4005

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: