• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Sh Fu,aad Shongole oo Ay Mowqifyadiisii Gaaleysiinta Wax Weyn iska Badaleen ( Dhageyso Codka)


Shongole1 Fu’aad Maxamed maxamad khalf oo Shongole loo yaqaan kana

 

 

Tirsanaa madaxda shabaabka kuwooda ugu ad adag ayaa la

 

 

 

Sheegayaa in khilaaf isaga iyo hogaamiyaha shabaab soo kala

 

 

Dhex galay kadib ay wax iska badaleen fikradihiisii ku saleysnaa gaaleysiinta iyo in la laayo cid kasta oo ka soo horjeeda ururkooda al-shabaab cod laga duubay xili uu dhalinyaro shabaabka ka tirsan muxaadaro u jeedinayay ayuu ku sheegay

 ( Halkan Hoose Ka Dhageyso )

 

 

in ay xaaraam tahay in qof shaki lagu dilo ama gaalnimo lagu tuuro qof muslim mu,u min ah isagoona dhinaca kale is weydiiyay waligeen ilaa qiyaamaha ma jabhad ayaan ahaaneynaa hadii aan diidno madaxweyne kasta oo la doorto

 

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: