• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Safar Degdeg Ah Ku Tagay Wadanka Ugandha Kulamana La leh Mas,uuliyiinta Gaadhaandhiga


wmu Kampala, Madaxweyne shariif ayaa shalay booqasho aan la shaacin

Ku gaaray magaala madaxda wadanka ugandha ee kampala

 

 

Halkaasoo uu kulamo gooni gooni ah kula qaatay saraakiil ka tirsan

 

 

Wasaarada gaashaandhiga wadanka ugandha oo ay ugu horeeyaan wasiira gaashaandhiga  Doctor Crispus Kiyonga iyo Lieutenant General  Wamala Katumba oo ah taliyaha guud ee ciidamada lugta


Wali ma cada waxyaabihii ay ka wada hadleen madaxweynaha iyo saraakiisha ugandha oo ah wadanka ay ciidamada ugu badan ka joogaan Soomaaliya kuwaasoona

Maalmaha soo socda la filayo in ay sii kordhaan balse waxaa jira in la sheegayo in ay soo dhow yihiin weeraro ay ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM muqdisho

Ka bilaabi doonaan dhinaca kale wuxuu madaxweyne shariif la kulmay madaxweyne yueri Musevini oo dagaal dag ugu jira sanadguradiisii 25aad ee uu madaxweyne ka yahay wadanka ugandha madaxweynayaasha ayaa ka wada hadlay sida la sheegay shirka ay dhowaan madaxda afrika magaalada Addis ababa ku yeelan doonaa.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: