• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xu. Kmg ka Ah oo Go,aansatay in Ay Joojiso Heshiiskii Saracen Kadib Markii Ay Soo Baxeen Warar Sheegaya in Black Water Ku Lug Laheyd


2300-full-so Muqdisho: Xukuumada KMG ka ah Ee Soomaaliya ayaa go,aansatay in

 

 

 

Gabi ahaanba la joojiyo heshiiskii la Sheegay in uu dhex maray dowlada

 

 

Kmg ka ah iyo shirkada Saracen kadib markii ay soo baxeen warar

 

 

Sheegaya in Shirkad fadeexeysan oo lagu magacaabo Blackwater ay ku lug leedahay qandaraaska ay shirkadan la gashay mas,uuliyiin ka tirsan dowlada federalka iyo waliba Maamulka Puntland oo ay tababaro ciidan u wadaan Wasiirka warfaafinta dowladda KMG ah C/kariin Jaamac oo maalintii shalay aheyd


Muqdisho kula hadlay qaar ka tirsan warbaahinta caalamiga ah ayaa u sheegay New-york times in ay dowladda KMG ogolaanaynin wax dhibaataynaya

 

Shacabka Soomaaliyeed Caawimaad ayaan doonaynaa balse ma doonayno calooshood u shaqeystayaal ayuu yiri C/kariim Jaamac oo ay isaga dad badan

 

Uga shaki qabaan in uu ahaa mas,uulka ku lug lahaa bilowga shirkadan oo aan ilaa hada la cadeynin cida la saxiixatay heshiiska Dowlada imaaraatka oo

 

iyadu aheyd wadanka balan qaaday dhaqaalaha shirkadan ku baxaya ayaa waxaa hada ku sugan R/wasaare Farmaajo oo isagana maalmaha soo socdo laga

 

Sugayo in uu ku dhawaaqo Mowqifka Xukuumadiisa ee ku aadan Shirkadan iyo kuwo kale oo uu hore u sheegay in aysan Xukuumadiisa ka warqabin

 

Hadalka shalay kasoo baxay wasiirka warfaafinta ayaa ku soo aaday maalmo un kadib markii uu aas aasihii shirkadda Black water shaaciyay in uu door weyn ku lahaa qandaraaska Saracen TFG da iyo Imaaraatka dhexmaray

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: