• RSS Somali VOA

    • Soomaalida Mareykanka oo Soo Dhaweeyay Go,aanka Hey,adda Socdaalka April 27, 2017
      Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa soo dhaweeysay go,aanki kasoo baxay Hey’adaha Socdaalka Mareykanka ee ahaa inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ah ee sharci darrada ku jooga dalkaan Mareykanka.
    • Mareykanka oo Joojiyey Qabashada Dadka Soomaalida April 26, 2017
      Hey’adaha socdaalka ee Mareykanka ayaa ku wargeliyay safaaradda Soomaalida inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ee sharci darada ah oo aan guryahooda ama goobahooda shaqo loogu tagi doonin.
    • Rabshado la Xiriira Doorashada oo ka Dhacay Kenya April 26, 2017
      Dalka Kenya ayaa waxaa laga cabsi qabaa inay ku fidaan rabshado goos goos ah oo la xiriira doorashooyinka  mudadoodu soo dhawaatay ee la filayo inay dalkaas ka dhacaan.
    • Ciidamada Kenya iyo Ethiopia oo Xadgudubyo Lagu Eedeeyey April 26, 2017
      Warbixin ay qortay qeybta ilaalinta rayidka ee hay'adaha gargaarka ee ka hawlaga Soomaaliya ayaa ku eedeenaysa ciidamada Kenya iyo Itoobiya iyo kuwa AMISOM in hawklgalladooda Soomaaliya ay xadgudub ku yihiin mabaadi’da bani'aadannimada.
    • Wareysi: La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo April 26, 2017
      Xuseen Macalin Maxamud (Damuumaaye) oo ah la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta faah faahin ka bixiyay Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed.
    • Hiiraan: Dagaal Dhexmaray Al-Shabaab iyo Ciidamada Ethiopia April 26, 2017
      Ciidamada Ethiopia iyo Al-Shabaab ayaa maalintii labaad waxaa uu dagaal goos goos ah ku dhexmarayaa deegaano ku yaalla inta u dhaxeysa magaalada Baledweyne iyo deegaanka Halgan.
    • Boosaaso: Shan Qof oo Qaraxyo Watay oo la Qabtay April 26, 2017
      Taliska qeybta booliska ee gobolka Bari ee Puntland ayaa maanta Shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaaladda Boosaaso ku soo bandhigay 5 nin oo la sheegay inay wateen waxyaabaha qarxa.
    • Trump oo Maanta Shaacinaya Qorshe Canshuur Dhimis April 26, 2017
      Filashada qorshaha canshuur dhimista loo sameynayo shirkadaha waa weyn iyo shaqsiyaadka ee madaxweyne Donald Trump ayaa sare u qaaday qiimaha suuqyada saamiyada Mareykanka shalay iyo kuwa qaaradda Asia, xalay.
    • Warbixin: Baarlamanka oo Su'aal Ka Keenay Qorshaha Dhisidda Ciidanka April 26, 2017
      Intiinnii dhageystay idaacaddayadi fiidnimo ee xaley, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaley dood ka keenay qorshaha difaaca qaran ee lagu dhisayo ciidamada Soomaaliya.
    • Guddiga Difaaca BF oo Diiday Qorshaha Dhismaha Ciidanka April 25, 2017
      Guddiga difaaca ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay qorshaha dhismaha ciidamada qaran ee Soomaaliya ee dhowaan ay isku raaceen dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka.
    • Duqeyn ka Dhacday Qeybo ka Mid ah Gedo April 25, 2017
      Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegayo in duqeyn xoogan ay oo dhowr gantaal loo adeegsaday ay ka dhacdey deegaanada War Gaduudo iyo Modaale oo hoos yimaado degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
    • Soomaaliya: Cudurka Daacuunka oo Dilay 500 oo Qof April 25, 2017
      Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in ilaa 500 oo qof ay u dhinteen cudurrada  daacuunka ee ka dhashay abaaraha ka jira Soomaaliya.
    • Baydhaba: Askari Xukun Dil ah lagu Fuliyey April 25, 2017
      Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa saaka waxay xukun toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada booliiska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
    • Turkiga oo Fuliyey Duqeymo ka Dhan ah Kurdish-ka April 25, 2017
      Ciidamada Turkiga ayaa maanta fuliyey duqeymo ka dhan ah mucaaradka Kurdish-ka ee ku sugan waqooyiga Ciraq iyo Waqooyiga Bari ee Syria.
    • Soomaaliya oo la Wareegeysa Sugidda Amnigeeda April 25, 2017
      Mareykanka iyo Midowga Africa ayaa isku raacay inuu soo dhawaaday waqtigii Soomaaliya ay la wareegi laheyd mas'uuliyaddeeda dhinaca ammaanka.
    • Buug Laga Qoray Soomaalida Ohio iyo Minnesota April 25, 2017
      Waxaa xalay magaalada Colombus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu soo bandgigay buug ilaga qoray jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolada Ohio iyo Minnesota.
    • Obama oo Baaq u Diray Dhallinyarada April 24, 2017
      Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo markii ugu horeysay dib ugu soo laabtay nolosha dadweynaha tan iyo markii uu xilka ka degay ayaa ugu baaqay da’ yarta magaalada Chicago inay u dhaqdhaqaaqan bulshada, si la mid ah isaga, inta uusan siyaasadda gelin.
    • Baydhaba: 4 Shabaab ah oo Xukun Dil lagu Fuliyey April 24, 2017
      Maxakamaada ciidamada ee Somalia ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay 4 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab oo horey loogu soo qabtay inay ka dambeeyeen qaraxyo
    • Guddoomiye ku Xigeenada Gobolka Banaadir oo la Magacaabay April 24, 2017
      Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta lagu magacaabay guddoomiye ku xigeenada maamulka  gobolka Banaadir iyo xoghayaha guud ee maamulka.
    • Warbixin Gaar ah: Ammaanka Garoomada Diyaaradaha April 24, 2017
      Sanad iyo saddex bilood ayaa laga joogaa markii kombiyuutarka la qaadan karo ama laptop qarax lagu soo xiray lala galay diyaaradda Daallo Airlines, waxaana ninkii watay uu qarxiyey daqiiqado kadib markii ay ka kacday garoonka diyaaradaha Mudisho xilli ay kormaraysay magaalada Balcad. Weerarkaasi oo ay mas’uuliyaddiisa sheegteen ururka Al-Shabab ayaa noqday m […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Khilaafka DKM iyo M.Puntland oo Sii Kululaaday Ruux Federalka Ah Puntland Kama Soo Dagi Karo Sababta Maxay Tahay ???????(Maqaal)


Faroole Maamulka puntland oo maalmo ka hor ku dhawaaqay in uu ka 

 

 

Baxay ka mid ahaanshaha Dolwada federalka ah ayaa

 

  

Mar kale maanta shaaciyay in ay soo saareen go,aan

 

  

 

Deegaanada hoos yimaada maamulkooda uusan ka soo dagi karin qof ka tirsan dowlada Federalka ah iyadoona aan wali shaqsiyaad gooni  ah la magac dhabin hadana waxay u muuqataa in ay ku koobnaan doonto dadka aan u dhalan deeganada ay maamulka ka taliyaan

 

Khilaafka u dhexeeya dowlada federalka ah iyo Puntland ayaa u muuqda mid u dhexeeya Faroole iyo Sh Shariif oo iyaga meel kale iska arkay hadaan dib ugu laabano

 Faroole

 

Halka uu salka ku hayo khilaafkan waxaa sida lala socdo shirkii Djibuti ee lagu soo dhisay dowlada kMg ka ah muqdisho ka hor meesha laga mucaaraday waxay

 

Aheyd puntland oo xiligaas uu faroole ku dhawaaqay in xubnaha cusub ee lagu kordhiyay baarlamaanka ay beel kaligeed qaadatay taasoo uu ula jeeday in

 

 shiineys1

Dagaalkii lagala soo horjeeday Cabdullahi yusuf ay dad gooni ah u badnaayeen ayna iyaga tahay cida lala heshiiyay hadii ay jiraan dad ka soo jeeda puntland oo

 

Baarlamaanka ka soo galay shirkii Djibutina Faroole ayuu ahaa ninkii ku dhawaaqay in aan lagala tashan uusana aqbali doonin mudo gaaban kadib waxaa la mooday in uu

 

Khilaafkaas dhamaaday kadib markii Xilka R/wasaaraha loo dhiibay nin kasoo jeeda deegaanada Puntland intaas kadibna waxaa dhacday mudo gaaban kadib in

 

Cumar C/rashiid iyo Faroole ay Magaalada G/kacyo ku kala saxiixdeen heshiis ka koobnaa dhowr iyo toban kuligiisna u dan ahaa Puntland heshiiskaasoo aan

 

Golle wasiiro iyo mid baarlamaan midna la marsiin ayay maalintii dambe nairobi ku kulmeen madaxwene shariif iyo madaxweyne faroole kulankaasoo uu

 

Madaxweyne faroole dhowr maalmood Nairobi ku sugayay Shariifka si uu uga saxiixdo heshiiskii ay G/kacyo ku soo galeen Cumar cabdirashiid iyo Faroole

 

kulankan oo ahaa kii u horeeyay ee dhex mara Shariif iyo Faroole ayaa lagu kala kacay daqiiqado kadib markii uu Madaxweyne Shariif diiday in uu saxiixo

 

Heshiiska C/raxmaan Faroole oo isla markiiba nairobi Saxaafada kula hadlay ayaa sheegay in ay joojinayaan wada shaqeyntii ka dhexeysay iyaga iyo federalka

 

Markii uu ku soo noqday Puntlandna waxa uu ku dhawaaqay in uu qabanayo shir ay gobolada ugu dhisayaan maamulo iyadoo aan la ogeyn cida dhex gashay ayuu

 

Hadana mar kale khilaafkaas qaboobay intaas kadibna waxaa soo shaac baxay khilaafkii Cumar C/rashiid iyo Shariifka taasoo uu Faroole damcay in uu ka faa,ideysto oo

 

Hadii uu meesha ka baxo Cumar C/rashiid uu isaga noqdo ninka keenaya R/wasaaraha xiga odoyaal dhowr iyo Sideetan gaaraya oo ka soo jeeda Puntland iyo Faroole

 

Ayaa Addis ababa u tegay si ay Shariifka ugu qaabiloaan Addis-abab halkaasoo ay kula kulmeen iyagoo markaas muujinayay in ay la safan yihiin Cumar C/rashiid

 

Balse uu Faroole ka lahaa dan kale oo ah in uu shariifka uku khal khaliyo maalmo kadib waxaa dhacday in Cumar C/rashiid uu meesha ka baxo R/wasaare aan ka soo jeedin

 

Puntland na uu meesha yimaado taasoo aheyd rajo beelkii Maamulka Puntlad hadalkii u horeeyayna waxa uu Faroole ka soo booday markii lagu dhawaaqay

 

Gollaha wasiirada Madaxweyne Faroole ayaa hadal ay dad badan la yaabeen ku hadlay kadib markii sadax wasiir oo ay deegaanada Puntland Xukuumada Farmaajo ka heleen uu

 

Qaab qabiil u kala saaray isagoo Laba wasiir ku tilmaamay wiilal uu Madaxweyne Shariif keensaday halka Wasiirkii ay Majeerteen ka heleena ku tilmaamay in ay

 

ku qanacsan yihiin taasoo buuq ka dhalisay labadii beelood ee kale hadaba khilaafkan hada u dambeeya oo ah kii ugu kululaa ayaa ka salka ku haya dhowr arrimood la xiriira

 

Dhaqaale iyo siyaasad Puntland waxay waysay arimo ay ka mid yihiin Xarumaha Hey,addaha gargaarka Nairobi oo Garowe la keeni lahaa hadii ay Dowlada Federalka ah

 

ku garab istaagto Maamulkooda Tababaro Bolis oo ay Maaulka lacag uga heli jireen UNDP oo laga wareejiyay xerada Carmo qaar ka mid ah Safiiro Puntland nimo ku joogay

 

Aduunka oo ay Seefta Badalka kor taagan tahay haba ugu horeeyo Safiirka addis ababa u joogo Dowlada dhinaca heshiiska ay Puntland rabto in loo fuliyo waxaa ka mid ah kow (1)

 

in Ciidanka  Badda Soomaaliya Xarun looga dhigo Puntland dhaqaalihiisana iyaga lagu wareejiyo Guddiga Dasturka in Garowe la dejiyo qodobadiisana halkaasn lagu dhameystiro in

 

Mar kasta oo uu Mas,uul dowlada ah Safar aadayo ay mid kaloo Duplicate ama isla jagadiisoo kale puntland ka haya ku darsadaan hadaan tusaale u soo qaadano

 

Shirkii u dambeeyay ee Djibuti oo ahaa kan dacarta kiciyay Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne Faroole isku kursi ka fariistaan Shirka dhameystirkana wada shaqeeyaan

 

Prof.C/weli Maxamad Gaas Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga DKMG ka ah oo Puntland ka soo jeeda iyo dhigiisa  wasiirka qoirsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee

 

Maamulka Puntland  hadaba ma Shariif ayaa qaldan mise Faroole ??? ugu dambeyna waxaa wax lala yaabo noqotay in mar kastoo uu khilaaf ama buuq ka dhex dhaco

 

TFG da Muqdisho iyo Maamulka Puntland ay Madaxda Maamulka Puntlad soo hadal qaadaan in ay doonayaan Soomaalinimo aysana ka go,eynin dalka intiisa kale

 

Hadalkaasoo ah hadal la doonayo in lagu baqdin geliyo dadka qaarkiis sida tiiyoo ay Puntland go,id iyo madax banaani meel u taalo ama uu qabiil kasta Madax banaani dowlad iyo calan taagan karo 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: