• RSS Somali VOA

    • Faa'idooyinka Kulan Cilmiyeed ay Jaamacadda Umadda Qabatay July 30, 2016
      Sidii aad idaacadeehinnii todobaadkan qaar kamid ah ku maqasheen, waxaa magaalada Muqdisho kusoo gaba gaboobey kulan cilmiyeed  ay soo qaban qaabisey Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed.
    • QM oo ka Hadashay Arrimaha Somalia July 29, 2016
      Shirkaasi waxaa dadkii sida gaarka ah uga hadlay ka mid aheyd, Ambassador Samantha Power oo Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay.
    • Clinton oo Aqbashay Inay Noqoto Musharraxa Dimuqraaddiga July 29, 2016
      Hillary Clinton ayaa xalay aqbashay in ay noqoto musharraxa xisbiga Demoqraaddig u matali doona doorashada madaxtinnimo ee dalka Mareykanka ka dhici doonta bisha November ee sanadkan 2016.
    • Faaqidaadda: Bandhigga Buugaagta Hargeysa July 29, 2016
      Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay bandhigga caalamiga ah ee buugaagta ee dhowaan lagu soo geba gebeeyey magaalada Hargeysa.  Barnaamijka waxaa soo jeedinaya weriyaheena Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.  
    • Natiijada Imtixaanaadkii Dugsiyada oo La Shaaciyay July 29, 2016
      Wasaaradda waxbarashada dowladda Soomaaliya, ayaa shalay galinkii dambe baahisay natiijada imtixaanadkii dugsiyada sare ee ay wasaaraddaasi qaadday dhawaan, taas oo aheyd sanadkeedii labaad, kadib markii ay manaahijta waxbarashada mideysay.
    • Ohio: Dhalinyaro Somali ah oo Fikrado Ganacsi Abuuray July 29, 2016
      Qaar ka mida dhalinyarada Soomaalida ee wax ku bartay dalka Maraykanka ayaa la yimi fikrado ganacsi oo ay iyagu hal-abuureen. Maxamed Raage, waa Guddoomiyaha shirkadda FiveID Design, oo ka shaqaysa gobolka Ohio ee dalka Maraykanka.
    • Aabe Muslim ah Oo Khudbad Qiiro leh ka Jeediyey Shirka Dimoqraadiga July 29, 2016
      Muhaajir muslim ah ayaa shirka Dimoqraadiga ee magaalada Philadelphia lagu soo geba gebeeyey xalay ka jeediyey khudbad dad badan ay ugu yeereen inay ahayd tii ugu qiiradda badneyd.
    • Sawirrada Shirkii Dimoqraadiga July 29, 2016
      Shirkii Dimoqraadiga ee ka socda xarunta Wells Fargo ee magaalada Philadelphia ayaa xalay lasoo geba gebeeyey. Hillary Clinton ayaa aqbashay inay noqoto musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.
    • Mareykanka oo Ka Walaacsan Xaaladda Turkiga July 29, 2016
      Mareykanka, ayaa ka walaacsan xaaladda dalka Turkiga, kadib markii Ankara ay sii laba jibbaartay inay beegsato kooxaha lagu eedeynayo inay afgambigii dhicisoobey qeyb ka ahaayeen iyo tagaeerayaashooduba.
    • Dowladda Somalia oo Qeybisay Gargaarkii Turkiga July 28, 2016
      Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in si daah furnaan ah loo qeybiyay raashin deeq ah oo ay dowladda Turkiga ugu deeqday Soomaaliya.
    • Puntland oo Beenisay Warkii Somaliland July 28, 2016
      Wasirika warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa beeniyey heshiis ay Somaliland sheegtay in la gaartay beelaha gobolka Sool.
    • Warbixin: Xaaladda Soomaalida Cleveland July 28, 2016
      Magaalada Cleveland ee gobolka Ohio, waa magaallo ay dagan yiihiin Soomaali ka badan 350 qof oo isagu jira kuwa halkaasi daganaa muddo dheer iyo waliba kuwa cusub.
    • Obama oo Ku Baaqay in la Doorto Clinton July 28, 2016
      Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sharxay sababta uu u maleynayo in Hillary Clinton ay mudan tahay inay xafiiska kala wareegto bisha January, isaga oo sheegay inuusan jirin nin ama haweeney uga diyaarsan Hillary xilka madaxtinimada.
    • Qudbadihii Xalay Laga Jeediyay Shirkii Dimuqraaddiga July 28, 2016
      Shirweynihii xisbiga Dimoqraadiga ayaa maanta galaya maalibtiisii ugu dambaysay, habeenkii xalay ahaana waxaa laga jeediyey khudbado culus.
    • Turkiga: 2,400 oo Ruux oo Milateri oo Shaqada Laga Eryey July 28, 2016
      Turkiga, ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay in ay shaqada ka erisay in ka badan 2,400 oo ruux oo ciidamada militeriga ku jirey, iyadoo sidoo kale xirtey dhowr warbaahin.
    • Maxaa Keenay in Xildhibaan Hore uu Is-Qarxiyo? July 27, 2016
      Sida uu sheegtay ururka Al-Shabaab, Saalax Nuux Ismaaciil oo loo yaqaanay Saalax Badbaado, oo horey uga tirsanaa xubnihii Baarlamanka ee dowladdii ku meel gaarka aheyd ayaa ka mid ahaa labaddii qof ee fuliyay labadii weerar ee ismiidaaminta ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
    • Somaliland oo Heshiis la Gashay Waxgaradka Sool July 27, 2016
      Wefti wasiiro ah oo ka socda dawladda Somaliland ayaa dhawaannadan socdaal ku marayay gobollada bariga Somaliland.
    • Bandhigga Buugaagta oo Hargeysa ka Socda July 27, 2016
      Iyadoo bandhiga Caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa uu maalintiisii shanaad ka socdo magaalada Hargeysa ayaa lagu soo bandhigay buugaag hore oo ay alifeen ashkhaas ku caan baxay qoraalka iyo kuwo ay curiyeen dhallinyaro ku cusub hal abuurka qoraalka. Waxaa buugaagtaasi ka mid ah buug uu 46 sano ka hor uu alifay qoraaga weyn ee Soomaaliyeed ee Nuradiin Faarax, […]
    • Warbixin Gaar ah: Saamiga Haweenka ee Siyaasadda Somalia July 27, 2016
      Iyadoo bilaha soo socdo lagu wado in Somalia ay ka qabsoomaan doorashooyinka golayaasha dowladda ayaa waxaa sii xoogeysanaya walaaca dumarka Somaliyeed ay ka qabaan inay waayaan saamiga haweenka ee 30 % looga qoondeeyay goleyaasha dowladda. Waxey ka baqayaan maadaama ay odayaasha beelaha soo xulayaan xubnaha baarlamanka ee beelaha in la duudsiiyo xuquuqdooda […]
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 328 July 27, 2016
      Qeybta 328-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee idaacadda VOA Somali Waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa ee dhageysi wanaagsan.  
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

One Response

  1. hi waa shidan tahay sxb

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 45 other followers

%d bloggers like this: