• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Muqdisho oo ay Ka Wada Maqan Yihiin Madaxweynahii R/wasaarihii iyo Gudoomiyihii Baarlamaanka DKMG


17 Muqdisho: in kastoo ay dowlada KMG ka ah ku caan baxday

 

Safarada faraha badan ee dibadaha lagu aado ayaa hadana inta badan

 

Waxaan dhicin in ay hal mar Villa Somalia ka wada maqnaadaan

 

 

Sadaxda Mas,uul ee u sareysa DKMG ka ah Madaxweyne Shariif ayaa Maanta ka dagay Qahira R/wasaare Farmaajo ayaa isna jooga Washington halka uu gudoomihii baarlamaanka ku maqan yahay wadan isu taga imaaraadka


Marka la weydiiyo madaxda KMG ka ah waxa ku qasba safarada waxay ku doodaan in ay Muhiim u tahay ka qeyb galkooda maadaama ay

Madax badan iskugu imaanayaan balse dad badan ayaa qaba in hadii la yiraahdo shir kasta oo ay madax aduunka ka tirsan iskugu imaanayaan

Ha laga qeyb galo macnaheedu tahay maalin kasta iyo shir cusub iyadoo ay waliba ay dad badan la yaaban yihiin in miisaaniyadii ay maalin hore xukumada soo gudbisay lagu soo daray Malaayiin doolaar oo Safarada un loogu talo galay   

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: