• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Puntland oo Markii Shanaad Ku Dhawaaqday in ay Xiriirka Ka Goosaneyso DKMG ka Ah Ee uu Sh Shariif Hogaamiyo


FAROOLE & SHARIIF Maalintii Shalay aheyd ayuu Wasiirka qorsheynta maamul

 

 

Goboleedka Puntland  Da’uud Maxamed Cumar uu saxaafada u

 

 

Sheegay in shir ay isugu yimaadeen gollaha wasiirada

 

 

Maamulka lagu go,aamiyay in la gooyo xiriirka TFG iyo Puntland Shirkan oo dag dag ahaa uuna shir gudoominayay Madaxweyne Faroole ayaa ka dambeeyay kadib markii uu Faroole ka xanaaqay madaxweyne Shariif oo diiday in ay kawada qeyb galaan shir Djibuti ka dhacayay isaga iyo Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland iyagoo hadana wada matalaya hal wadan

Sida ay warbixinta Puntland sheegaysana Madaxweyne shariif ayaa ku hanjabay in uusan ka qeyb gali doonin shirka hadii uu Madaxweyne kale oo

 

Soomaaliya ka Socda yimaado Maamulka Puntland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Faroole ayaa waxa uu hore ugu dhawaaqay tiro shn jeer ku

 

Dhow dhow in uu Xiriirika u jarayo Federalka taasoo hadana marka dambe ku dhamaanaysay meel aan heshiiskeeda la ogeyn markii u horeysay

 

Ee uu soo shaac baxdo diidmada Faroole waxay aheyd Shirkii Djibuti ee lagu soo dhisay Baarlamaanka Shanta boqol ah oo uu xiligaas Faroole

 

ku dhawaaqay in aanay u jirin Xildhibaanada ARS ta ka yimid balse ay yihiin dad uu Shariif Sh Axmad wato markii labaad ee uu faroole ku

 

Dhawaaqay in uu ka go,ay dowlada federlaka ah waxay aheyd Markii Nairobi ay ku wada kulmeen Sh Shariif iyo Faroole xiligaas watay

 

Heshiiskii uu Cumar C/rashiid G/kacyo kula soo galay Markii Sadaxaadna waxay aheyd Markii R/wasaare Soo dhisay Xukuumadda Cusub

 

Xiligaasoo uu faroole mar kale ku dhawaaqay in uu jarmay xiriirkii TFG da Midka maanta ahna waxaa ka horeeyay dhowr iyo toban maalmood ka hor markii gudiga Dastuurka lagu daray 15 xubnood kuwaasoo uu sheegay in aan Puntland lagala tashan sidaas darteedna uu Xiriirkii TFGda jarmay    

3

 23

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: