• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gollaha Baarlamaanka DKMG ka Ah oo Su,aalo Weydiinaya Qaar Ka Mid Ah Taliyayaasha Ciidanka iyo Wasiirada La Xiriira Amniga


Baarlamaanka1 Kulan la filayo in ay saacadaha soo socda yeeshaan Baarlamaanka

 

 

DKMG ka ah ayaa waxaana kasoo Qeybgali doona masuuliyiinta

 

 

  Amaanka u qaabilsan Xukuumada R/ Farmaajo kulanka maanta oo

 

 

Lagu wado in uu shir gudoomin doono gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xassan ayaa lagu balansanaa in ay hortagaan tiro wasiiro ah oo la xiriira amniga iyo dhamaan Taliyaasha Ciidamada qalabka sida balse

sida muuqata waxaa wadanka ka maqan maanta qaar ka mid ah dadkii ay quseeyeen su,aalahan badankood sida wasiirka amniga qaranka iyo Taliyaha Boliiska oo labadoodaba ka mid ah wafdiga madaxweyne shariif

 

Ee Maanta ka qeybgalaya xaflad tababar loogu soo xerayo qaar kalena loogu furayo Tababar wadanka Djibuti  iyadoo ay kala bar mareyso waqtigii ay

 

Xukuumada Farmaajo u qabsatay wax ka badalka amniga ayaa hadana waxaan muuqan wax isbadal ah oo dadka caadiga loo sheegi karo in kastoo laga yaabo

 

in ay Saraakiisha Ciidamada hayaan wax ay ku qanciyaan cida ay la hadlaan dhinaca Maalmo ka hor waxaa muqdisho soo gaaray Saraakiil Sar Sare oo ka tirsanaa

 

Dowladii hore ee Soomaaliya kuwaasoo la sheegay in ay ku yimaadeen dalab ka yimid Mas,uuliyiinta Amaanka TFG da ayna wadaan qorshe lagu nooleynayo Ciidanka Qalabka

Sida taliskii ciidanka ee dhowaan la furay mushaarkii ciidanka oo la bixiyay dhar iyo agab millitray oo la keenay waxaa muuqda in u socdo isbedel dhinaca ciidanka walow uu gaabis yahay 

buqaqable.net

Leave a comment