• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada KMG ka ah Ee Soomaaliya oo Safiiro Cusub u Magacawday Wadamada Sudan iyo Djibuti


bash_sofara Maalintii Shalay aheyd ayay Madaxweynayaasha Djibuti

 

 

Cismaaciil Cumar Geelle iyo Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir Ka

 

 

Gudoomeen warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo laba Safiir oo dhowaan

 

  

Ay dowlada KMG ka ah u magacawday in ay qabtaan Xilalka Safaaradaha labadaas wadana Labada Safiir oo kala ahaa C/raxmaan Cabdi Xuseen ( C/raxman Guulwade ) oo hore u haa Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay wadanka iiraan Xiligii

Dowladii C/llaahi Yusuf ayaa loo magacaabay inuu noqdo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Djibuti halka Axmad Macalin Fiqi loo magacaabay Safaarada Soomaaliya ee Khartuum Safaarada soomaaliya ee caalamka ku firiqsan ayaa dhowr mar la isku dayay in la xadado balse wali ma suura galin

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: