• RSS Somali VOA

    • Kaka oo Ka Fariistay Ciyaaraha December 17, 2017
      Xidigii hore ee kooxda AC Milan iyo xulka Brazil Recardo Kaka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka fariista dheelida ciyaaraha kubadda cakta.
    • Erdogan: Safaarad ayaan ka furan doonnaa Bariga Qudus December 17, 2017
      Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadi maanta sheegay in Dowladiisu rajeyneyso in ay safaarad ka furato caasimada Falastiin ee Bariga Qusus, mustaqbalka.
    • Wariye Boqorka Bartamaha oo Muqdisho Gaaray December 17, 2017
      Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaaray wariye Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) oo muddo ka badan 4 sano ku xirnaa xabsi ku yaala dalka Ethiopia.
    • Napoli oo Dib Ula Wareegtay Hogaanka Horyaalka Talyaaniga December 17, 2017
      Kooxda Napoli ayaa hogaanka kala wareegtay Inter Milan, kadib marki ay 3-1 uga awood roonaatay Torino. Goolasha waxaa kala qeybsaday Kalidou Koulibaly, Piotr Zielinski iyo kabtanka kooxda Darek Hamshik oo dhaliyay goolkiisii 115-aad. Hamshik wuxuu bareejeeyay diiwaankii gooldhalinta Naopli ee uu horay u dhigay halyeeygi hore ee kooxdani Napoli Diego Maradona […]
    • Man City Xajisatay Xariga Horyaalka December 17, 2017
      Kulamo xiisa leh oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa shalay galab iyo xalayba dhacay. Kooxda Manchester city ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka, kadib marki ay 4-1 ku garaacday Tottenham.
    • Real Madrid oo Noqotay Horyaalka Aduunka December 17, 2017
      Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay Koobka Naadiyada Aduunka, oo sanadkiiba mar ku tartamaan naadiyada horyaalada ka ah Qaaradaha Aduunka.
    • Xeer Ilaalinta Qaranka oo Baarlamaanka Ka Dalbatay in Xasaanada Laga Qaado Laba Xildhibaan December 17, 2017
      Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya, Axmed Cali Dahir ayaa maanta oo Axad ah ka dalbaday Baarlamaanka Soomaaliya, in ay xasaanada ka xayuubiyaan, laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka.
    • Caweyska Washington December 16, 2017
      Qodobo kale duwan oo xiiso leh ayaan idiinku haynaa barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkiiba aad mar dhageysataan.
    • Mudug: Waddooyin Xirnaa oo la Furay December 16, 2017
      Masuuliyiin ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland iyo dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay inay furaan dawooyin muddo sanado ah u xirnaa dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka December 16, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka ee Toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa qodobadii ugu waaweynaa ee ka dhacay Somalia, waxaana inoo haya Xuseen Barre Aadan
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha December 16, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Maxamed Aadan (Tiiceey) oo la soo Daayey December 16, 2017
      Madaxweynhiih hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb ee hore uga dhisnaan jirey gobolada Dhexe ee Somalia, Maxamed Aadan Tiicey ayaa shaley galinkii dambe soo gaaray gobolka Mineasota kadib markii uu kasoo baxay xabsi uu ku jirey dalka Builgium oo uu ku xirnaa muddo 4 sano iyo 2 bilood ah.
    • Soomaali Lagu Diley Deegaanka Oromada ee Itoobiya December 16, 2017
      Wararka nagasoo gaaraayo deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dad Soomaali ah oo tiradooda ay gaareyso 65 qof lagu diley tuullada Gadule ee hoostagta degmada Darullow. Hasa ahaatee, madaxa Warfaafinta deegaanka bariga Harerge ee dowlad gobolleedka Oromada, Cabdirisaaq Maxamed oo la hadlay laamaha Itoobiyaanka ee afafka Orom […]
    • Faaqidaadda: Saameynta Kaalmada uu Mareykanka Ka Jarayo Somaliya December 15, 2017
      Barnaamijka Faaqidada Todobaadka wuxuu ku saabsanyahay, saameynta ay yeelan karto go,aanki uu Mareykanka ku gaaray inuu hakinayo kaalmadi uu siin jiray ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Dalalka IGAD oo Sameysanaya Manhaj Mideysan December 15, 2017
      Djibouti waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka waxbarashada ee dalalka urur goboleedka IGAD, kaas oo looga dooday sidii loo heli lahaa manhaj mideynsan.
    • Dhageyso Barnaamijka Amuuraha Islaamka December 15, 2017
      Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay barnaamijka Amuuraha Islaamka, shirki hogaamiyaasha caalamka ay dhawaan ku yeesheen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
    • Mareykanka oo Hakinaya Gargaarka uu Siiyo Ciidanka Soomaaliya December 15, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa VOA-da u xaqiijiyay, in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Booliska Kenya oo Lagu Eedeeyay Kufsi iyo Jirdil December 14, 2017
      Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkaan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro haween ah isla markaana jirdil u geysteen dad rayid ah.
    • Wariyeyaal Lagu Xiray Myanmar December 14, 2017
      Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xarig Talaadadi lasoo dhaafay loogu geystay dalka Myanmar laba wariye oo ka tirsan wakaalada wararka Rueters.
    • Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxii Muqdisho December 14, 2017
      Saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in qarax saakay ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, ay ku dhinteen 18 askari.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: