• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Nin Zimbabwe u Dhashay oo Caawa G/kacyo Lagu Toogtay iyo Warar Sheegaya in uu Jaasuus Ahaa


gdn G/kacyo:wararka ka imaanaya Magaalada G/kacyo gaar ahaan

 

 

Koonfurta Magaalada ayaa sheegaya in galabta qorax dhicii

 

 

Lagu toogtay Nin u dhashay dalka Zimbabwe kaasoo mudooyinkan

 

ku sugnaa Magaalada iyo guud ahaan gobolka Mudug warar aan dhameystirneyn ayaa sheegaya in ninkan uu ka tirsanaa Hey,ad gobolka ku joogto Magac kaluumeysi balse ay warar kale sheegayaan in ay u shaqeynaysay

 

Sirdoon Ajnabi oo an wali si buuxda loo shaacin ninka dhintay ayaa la xaqiijiyay in uu dilay mid ka mid ah Maleeshiyaadkii ilaalada u ahaa

 

Mana cada wali in dilkan uu ku lug leeyahay khilaaf shaqo iyo in uu ka dambeeyo sir doon kale Soomaaliya ayaa sanadahan noqotay meel ay shirkadaha ajaanibta ah u soo shaqo doontaan

Tiiyoo aanay jirin dowlad dhexe oo koontroori karta cid walba iyo waxa ay wadanka ka hayso wadanka afartiisa koone waxaa joogo si muuqata ama qarsoon Shirkado howlo kala duwan wada 

 







buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: