• RSS Somali VOA

    • Marcelo oo Loo Heysto Eedeymo Canshuuro La Xiriira October 17, 2017
      Xiddiga Real Madrid, Marcelo, ayaa masuuliyiinta Spain waxay ku eedeynayaan in uu ku lug yeeshay wax isdaba marin xagga canshuuraadka ah oo ku dhow €490,000 (£436,000; $576,000).
    • Leicester City oo Erisey Tababarihii Kooxda October 17, 2017
      Leicester City ayaa shaqadiika erisay tababarihii kooxdaaasi Craig Shakespeare, afar bil uun ka dib markii uu saxiixay heshiis seddex sano ku kacayay.
    • Gurmad ku qulqulaya magaalada Muqdisho October 17, 2017
      Waxaa sii socda gurmadka caalamiga ah ee gaaraya magaalada Muqdisho, iyadoo ay maanta gaareen dayuurado sida dawo iyo qalab caafimaad, kuwaa oo qaakood dib u qaaday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxa Muqdisho.
    • Aqalka Cad oo Cambaareeyay Qaraxii Muqdisho October 17, 2017
      Waxaa isa soo taraya cambaareynta caalamiga ah ee loo soo jeedinaya kuwi ka danbeeyay qaraxi uu dhiiga badani ku daatay ee 14-ki October.
    • Puntland oo ka qeyb galeysa gurmadka Muqdisho October 17, 2017
      Maamulka Puntland ayaa sheegay inay dayuurad iyo dhaqaatiir u soo dirayaan Muqdisho, si ay uga qeyb qaataan gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Muqdisho. Wariyeheenna Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Boosaaso.    
    • Amina Maxamed oo ka hadashay Qaraxa Muqdisho October 17, 2017
      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Aamina Maxamed ayaa ka hadashay kaalinta Kenya ee gurmadka loo fidinayo dadkii wax ku noqday qaraxii Muqdisho. Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay 281 qof, waxaana ku dhaawacmay dhowr boqol oo kale. Wariyeheenna Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.  
    • Minnesota: Xus Loo Sameeyay Dhibbanayaashii Weerarka Zoobe October 17, 2017
      Munaasabad loogu baroor-diiqay dadki ku dhintay weerarki 14-ki bishaan October ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnasota.
    • Qaar Ka Mid ah Dhaawacyadii Muqdisho oo la geeyey Turkiga October 17, 2017
      Dhaawacyada 35 ruux oo ka mid ahaa dadki si daran ugu dhaawacmay weerarki Sabtidi hore ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay fiidkii ka dagay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.
    • Kulamada Caawa ee Tartanka Yurub October 17, 2017
      Waxaa caawa dib u bilaaban doona koobka kooxaha horyaalada Yurub ee Eufa Champions League.
    • Milan: Montella Meelna Uma Socdo October 17, 2017
      Maamulka sare ee kooxda AC Milan ayaa ku hagoogtay tababaraha naasigaasi Vincenzo Montella kadib marki ay kooxda ku jabtay kulanki ay Axadi la dheeshay naadiga ay aadka u xafiiltamaan ee Inter Milan.
    • Leicester 1-1 West Bromwich October 16, 2017
      Ciyaar xiisa laheyd oo caawa dhex martay kooxaha Leicester City iyo West Bromwich Albion ayaa kusoo dhamaatay barbarro 1-1.
    • Warbixin: Aabbe laba ilmo ku waayey qaraxii Muqdisho October 16, 2017
      Aabahan ayaa qaraxa ku waayey 2 canug oo uu dhaley oo gadeyey tabakaayadii uu ku gadanayey ganacsiga markii qaraxa uu dhacayay.
    • Jabuuti oo dhaqaatiir usoo dirtay Muqdisho October 16, 2017
      Dhakhaatiir iyo xirfadlayaal kale oo caafimaad oo ka socda dalka Jabuuti ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, si ay u caawiyaan dadkii ku dhaawacmay qaraxyada.
    • Fallanqeyn: Maxaa laga baran karaa qaraxii Muqdisho? October 16, 2017
      Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu hordhigay Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi oo horeyna usoo noqday agaasimaha nabad-sugidda  Soomaaliya iyo Cabdi Xasan Xuseen Cabdi Yare oo isna horey usoo ahaa madaxa sirdoonka ee Punland.
    • Somaliland oo cambaareysay Qaraxii Muqdisho October 16, 2017
      Xukuumadda Somaliland iyo xisbiyada siyaasadda, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaanay tacsi u direen shacabka ay waxyeelladu soo gaadhay iyo dawladda Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo VOA la hadlay ayaa qaraxyadaasi ku til […]
    • App-ka Cusub ee VOA laga Dhageysto. October 16, 2017
      Dhageysayaasha VOA waxaa loogu bishaareynayaa in VOA Somali ay soo saartay app cusub oo bilaash ah oo lagu shuban karo taleefonnada, tabletyada iyo aaladaha kaleba.
    • Qaar ka mid ah dhaawacyadii Muqdisho oo loo qaaday Turkiga October 16, 2017
      Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdisho ka dhacay 14-kii October ayaa maanta loo qaaday dalka Turkiga, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay dowladda.
    • Dadkii ku dhintey qaraxii Muqdisho oo gaarey 276 qof October 16, 2017
      Wasaarada Warfaafinta ayaa warsaxaadeed ay soo saartey ku sheegtey in dhimashadu tahay 276 halka dhaawacana uu gaarayo 300 oo qof.
    • Wareysi: Shan Wiil oo Hal Qoys ah oo Ku Dhintay Weerarkii Muqdisho October 15, 2017
      Dadka kale ee dhintay waxaa ka mid ah qoys ay ka baxeen shan qof kuwaasi oo iskugu jiray laba wiil oo wada dhalatay iyo laba wiil oo kale oo ay abtiyaal u ahayeen oo iyagu laftoodu wada dhashay.
    • Bannaanbax Ka Dhan ah al-Shabaab oo Muqdisho ka Dhacay October 15, 2017
      Waxa xilligii fiidka ee magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay banaanbax ay dhigayeen dadweynaha magaalada muqdisho.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Al-Shabaab Marna Ma Ogolaan Doono in Hey,addaha Gargaarka Yimaadaan Gobollada Aan Joogno


Aala Muqdisho  Kooxda Al-Shabaab Ayaa maanta si buuxda u

Shaacisay in aysan dhag jalaq u Siin doonin dalabaadka isdaba

 

jooga ah ee maalmihii tagay ka soo yeerayay qaar ka mid ah

 

 

Cullimada wax garadka iyo hay’adaha gargaarka dalabkaasoo ku aadanaa in ay kooxaha soomaaliya isku haya ogolaadaan in dadka tabaaleysan kaalmooyinka aadminmo la gaarsiiyo.

Ninka kooxdan u qaabilsan gurmadka abaaraha oo lagu mgacaabo Sheekh Suldaan Maxamed (Aala Maxamed) oo maanta shir jraa,id Muqdisho

ku qabtay ayaa sheegay in aysan u hogaansami doonin hadalada ka soo yeeraya dadka qaarkiis sida uu yiri ee ku aadan in la fasaxo Hey,addaha

Gargaarka.Sheekh Suldaan ayaa sheegay in hay’addaha gargaarka ay doonayaan inay ku soo hoos gabadaan gargaarka abaaraha sidaas darteedna

Aysan u ogolaan doonin goobaha ay gacanta ku hayaan anaga ayaa ku filan goobaha aan joongo baahina loogama qabo hey,add gargaar ayuu

Hadalkiisa ku soo gaabiyay Aala sheekh dhinaca kale Maalmihii la soo dhaafay ayay kooxda al-shabaab dhowr meelood biyo dhaamin ka bilaabeen

Balse dadka la socdo xaalada abaaraha ayaa sheegaya in aanay baaxada abaarta ku filneyn Shabaab iyo xataa hadii ay isbaheystaan Maamulada koonfurta oo TFG ku jirto hadii Sadaxda bilood ee soo socota ay sii socoto Mamnuucida gargaarka mar kale ay soomaaliya ka soo muuqan doonaan Muuqaalo Murugo leh

10_jan_2011 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: