• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R/wasaare Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Maanta Ka Dhoofay Magaalada Muqdisho


Farmaajo R/wasaare Maxamad C/llahi (Farnaajo ) iyo wafdi uu

 

 

Hogaaminay ayaa maanta ka dhoofay  garoonka diyaaradaha

 

 

Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho wafdiga ayaa ku sii 

 

 

Jeeda magaalada New-york ee dalka Mareykanka gaar ahaan Xarunta qaramada Midoobay halkaasoo sida la sheegay ay kaga qayb geli doonaan shir muhim ah oo looga hadli doono arimaha amaanka soomaaliya

 

 

Shirkan ayaa Magaalada New-york ka furmi doono 14-ka bishan oo laba maalmood kadib .

 

Wafdiga Ra’isulwasaaraha waxaa ka mid ahaa R/wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Arrimaha dibadda

 

Maxamed C/llaahi Oomaar Wasiiru dowlaha xafiiska R/wasaaraha Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar iyo u qeysanaha xafiiska R/wasaaraha dhinaca Warbaahinta iyo Isgaarsiinta Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: