• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidamo Ka Tirsan Kuwa AMISOM oo Maanta Qarax Lagula Beegsaday Wadada Warrshadaha Ee Muqdisho


amisom Muqdisho: Ciidamado ka tirsan kuwa AMISOM ee Muqdisho gaar

 

 

Ahaan kuwooda ka soo jeeda Wadanka Burundi ayaa maanta

 

  

Qarax lagula beegsaday wadada warshadaha ee magaalada

 

 

Muqdisho dad ka ag dhowaa goobta ay wax dheceen ayaa sheegay in ay mar kaliya maqleen qarax xoogan Qaraxan oo aan si rasmi ah loo ogeyn qasaaraha uu geystay iyo waxa uu ahaa ayaa la sheegay in uu haleelay

mid ka mid ah gaadiidkii ay wateen Ciidanka AMISOM dhinaca kalena wali ma jirto cid sheegtay in kastoo la aamin san yahay in hadiiba uu yahay qarax miino iyo wax la mid ah uu ka imaan karo oo kaliya kooxda Al-shabaab

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: