• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka KMG ka Ah oo Xalay Ku Geeriyooday Muqdisho iyo Fadhigii Baarlamaanka oo Baaqday


Baarlaman Muqdisho: Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlada KMG ka

 

 

Laguna Magacaabi jiray Xuseen Cabdi Wade ayaa xalay ku 

 

 

Geeriyooday qolkii u ka daganaa Hotel Weheliye oo ku yaala

 

 

Magaalada Muqdisho Xildhibaan wade ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii Carta ilaa hada ku jiray Baarlamaanada ku meel gaarka ah Xildhibaanka ayaa sida ay Sheegeen Xildhibaanadii la daganaa

Hotelka Aqoontana u lahaa in uu u geeriyooday Xanuun beryahanba hayay

 

Xildhibaanka geeriyooday ayaa maalmo un ka hor ka yimid wadanka iiraan isagoo ka mid ahaa

 

Wafdigii gudoomiyaha Baarlamaanka u raacay Wadanka iiraan Dhinaca kale Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay in ay baajiyeen kulan ay maanta Xildhibaanada ku yeelan lahaayeen Muqdisho kaddib geeridan lama filaanka ah

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: