• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada KMG Fiqi oo Ciidanka Dowlada u Balan Qaaday in Ay Maalmaha Soo Socda Bixinyaan Mushaarkii Janaayo 2011


w3 Muqdisho : iyadoo maalmo ka hor un uu baalmaanka KMG ka ah

 

 

Ansixiyay Miisaaniyadii ay xukuumada R/wasaare 

 

 

Farmaamo ku Shaqeyn doonto Sanadka 2011 ayuu maanta ku  

 

 

Dhawaaqay Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada KMG ka  ah in ay bixinayaan Mushaaraadkii Ciidanka xili ay asbuuc un ka soo wareegtay bixinta

Mushaarkii December 2010 oo ay ciidanka sheegayeen in uu mudo dheer ka maqnaa Dowlada KMG ayaa mudaba sheegaysay in

 

Ay xooga saareysa dib u dhiska ciidankii Xooga dalka waxa ugu badan ee loo dhisi la,yahayna ayaa waxaa lagu sheegayaa Siyaasad la,aan iyo dhaqaale la,aan

 

Balse hada sida ay sheegayaan dad xog ogaal iyo goob joog u ah Xaalada Ciidanka in dhibka ugu weyn ee haysta Ciidanka Dowlada uu hada yahay

 

Musuq Maasuq xoogan oo ka jira yaa ciidan ah yaase Maleesho beeleed ah iyadoo la sheegayo in ciidanka hada u diiwaan gashan ay gaarayaan Labaatan kun

 

oo askari halka hadii la yioraahdo dagaal ha la galo ama maamul iyo xaadirin loo dhaqaaqana ay tirada intaas aad uga yar tahay in kastoo uu R/wasaare Farmaajo sheegay in uu Liis Sax ah ka keeni doono Askarata uuna xataa fara iyo Sawiro ka qaadi doono wali wax cad lama hayo

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: