• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxkamad Hoostagta Al-shabaab oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Ganacsato Khidmadii Dagaalada Diiday


shabaab Ceel-buur: Maxkamad hoostagta Shabaabka galguduud ayaa

 

 

Magaaalada Ceelbuur xukuno kala duwan ku riday odayaal

 

 

Nabadoona ah iyo ganacsato deegaanka Caan ka ahaa Wararka

 

 

ka imaanaya Magaalada Ceel-buur ayaa sheegaya in ganacsatada iyo odayaasha la xukumay uu dhibkooda ka soo bilowday kadib markii ay qaar ka tirsan ganacsatada deegaanka diideen lacago Khidmo ah

oo ay Shabaabka ku soo rogeen dadka wax heysta taasoo ay inta badan ka qaadaan deegaanada ay gacanta

ku hayaan loona isticmaalo dagaalada ay kooxda ka wado koonfurta soomaaliya hadaba ganacsatadii la soo qabtay iyo odayaashii

 

isku dayay in ay ka dhiidhiyaan ayaa lagu xukumay Xabsiyo u dhexeeya min laba sano ilaa afar bilood wararka ayaa intaas ku daraya in

 

Dadka la xakumay ay kala ahaayeen Axmed Cali Kaar oo ahaa ganacsade waxaa lagu xakumay 2 sano oo xabsi ah Ismaaciil Dheere oo isna

 

Ganacsade ahaa waxaa lagu xakumay 8 bil oo xabsi ah Cabdi Cadde oo isna ganacsade ahaa waxaa lagu xakumay 4 bil oo xarig ah

 

Maxamed Nageeye oo ka mid ah odyaasha dhaqanka waxaa lagu xakumay 4 bil oo xarig ah halka la sii daayay ninkii u buuqa ka bilowday oo ahaa ganacsade weyn laguna magacaabo Xasan Jimcaale Buraale (X,Carab)

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: