• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Hey,adda Culumada Soomaaliyeed oo Mar kale Ku Baaqay in La Fasaxo Hey,addaha Gargaarka Si Wax Looga Qabto Abaaraha


hayadaculimada Muqdisho:  gudoomiyaha Hey’adda Cullimida Soomaaliyeed

 

 

Sh bashiir axmad Salaad ayaa mar kale ka dalbay kooxda

 

 

Al Shabaab in ay qaadaan Xayiraada ay ku soo rogeen qaar

 

 

ka mid ah Hey,addaha samafalka si buu yiri ay gacan uga geystaan abaaraha dad iyo duunyaba saameeyay hadalka gudoomiye Sh bashiir ayaa ku soo aadaya xili ay abaaro baahsan ku dhufteen guud ahaan wadanka soomaaliya

kuwaasoo hadii aan gargaar la helin sadaxda bilood ee soo socota ay dadka xog ogaalka ku qiyaaseen in ay  dhalin doonaan Masiibo

 

La mid ah tii dhacday bilowgii Sagaashamaadki oo ay dadka koonfureed u yaqaanaan Cagabarar xiligaasoo gargaarka bani,aadminimo dadka lagaarsiin waayay hogaamiye kooxeedyo iyo dagaalka sokeeye oo bilow ahaa dartiis   

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: