• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Ban Ki Mon oo Caalamka Ka Codsaday in Dowlada Soomaaliya Muruq iyo Maalba Lagu Taageero


Ban-Ki-Moon Warbixin uu gollaha Amaanka u Gudbiyay Xoghayaha guud ee

 

 

 

Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon oo dhinacyo badan taabaneysay

 

 

Ayuu Mon beesha caalamka kaga codsatay in dowladda Soomaaliya 

 

La siiyo kaalmo Ciidan iyo mid dhaqaale si ay uga hortagto ayuu yiri argagixisada faraha adag ku haysa Somaliya .dhinaca kale Xoghahaye ban ki mon ayaa taageeray codsigii hore uga yimid Midowga Afrika

ee ahaa in la badalo Magaca nabad ilaalinta oo ay hada ku joogaan Soomaaliya Ciidanka AMISON

loon beddelo nabad dhaliyayaal Si buuxdana ay u hoos yimaadaan UN ka halka ay hada ku eg yihiin Afrika oo kaliya

 

Xoghayaha guud waxa kaloo uu ka hadlay khilaafaadkii Shariifyada Khilaafkii Cumar Cabdirashiid iyo Shariifka iyo waliba

 

Soo Magacaabidii Xukuumada Cusub dhianca kale waxa uu war bixintiisa kaga hadalay Ban Ki Mon khilaaf ku kala dhex jira

 

Kooxda Al-Shabaab oo uu sheegay in uu ka war hayo khilaaf ku saleysan habka Awooda iyo waliba Mushaarka Maleeshiyaadka

 

Ban-Ki Moon ayaa ugu dambeyn soo hadal qaaday khilaafka Puntland iyo Somaliland ee Xuduuda labadaas Maamul isagoona ku booriyay labada maamul in ay Daganaanshaha dhowraan

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: