Ted Williams Waa Nin Mareykan Ah oo Mudo dheer Darbi Jiif iyo
Alkolista ahaa Ka hor intii aan maalin ka hor Fidio laga soo duubay
La soo gelinin warbaahinta Mareykanka iyo internetka Filimka
Ninkan Laga dubay oo maalin un ka hor ahaa ayaa noqday kii ugu Daawashada badnaa aduunka kadib markii saacdo gudahood Ay Malaayiin dad ah daawadeen Ted ayaa leh Cod Cajiib ah oo aan inta badan laga helin
dadka wararka ka aqriya idaacadaha Cadkaas dartiis ayuuna Ted ku helay Shaqo Warbaahineed Saacado kooban isagoona galay Nolol uusan waligiis ku riyoon
Filed under: Buqaqable |
Leave a Reply