• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kooxda Al-Shabaabka oo Maalmo Ka Hor La Wareegtay Gacan Ku Heynta Magaalada Afgooye Ayaa Howshoodii Koowaad Ka Dhigay Garbaash


karbaash Afgooye: Kooxda Al-Shabaab oo Maalmo un ka hor Xisbigii burburay

 

 

Kala wareegtay Magaalada Afgooye ayaa maanta bilaabay 

 

 

Garbaashkii Lagu yaqaanay Magaalooyinka ay ka taliyaan

 

Sida ay ku soo waramayaan goobjoogayaal ku sugan Magaalada Afgooye tiro dad ah oo rag iyo haween iskugu jira ayaa Maanta lagu garbaashay Fagaare ku yaala Magaalada Afgooye

Dadka la tumay ayaa lagu soo eedeeyay Maandooriyayaal walow aan goobta laga sheegin nooca uu ahaa Maandooriyaha lagu eedeeyay aana la keenin goobta

 

Wax cadeyn ah Ma ahan markii u horeysay ee ay falal noocan oo kale ah ka dhacaan goobaha ay ka taliyaan kooxda al-shabaab in kastoo aan wali dad weynaha

 

La hor keenin waxa ay ku eedeysan yihiin dadka lagu fulinayo Xukumada Shareecada islaamka loo nisbeeyo balse waxaa la maqlaa isagaa qirtay qofka walow uusan dadka hortooda ka qiranin 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: