• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mahiga iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Maanta Muqdisho Kula Kulmay Madaxweyne Shariif iyo R/wasaare Farmaajo


mahiga_shariif Muqdisho: Wafdi uu hogaaminayay Ergayga gaarka ah ee Somalia u

 

Qaabilsan Qaramada Midoobay Ampasador Mahiga ayaa maanta

 

Muqdisho Safar ku yimid iyagoona kulamo la qaatay Madaxweynaha iyo

 

 

R/wasaaraha Somalia Farmaajo iyo Sh Shariif Wafdigan oo ka koobnaa  xubno ka socday xafiiska siyaasada Ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya UNPOS, Mahiga oo dhowrkii Safar ee u dambeysay Safarkiisa ku koobayay Airporka Muqdisho ayaa Markan Soo gaaray Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somali


Kulankan oo ay sidoo kale goobjoog ka ahaayeen qaar ka mid ah gollaha wasiirada xukuumada cusub ayaa waxyaalihii ug waaweynaa ee looga hadlay lagu sheegay diyaarinta dastuurka,

Xiliga ka guurida KMG ka oo ay dhowr bilood un ka hartay Amniga oo dowlada laga sugayo Maalmo kooban in ay Muqdisho gacanta ku soo celiso iyo guud ahaan Shaqada xukuumada

Cusub ee raisul wasaare Farmaajo.Afhayeenka Xafiiska R/wasaare Farmaajo Cabdi Xaaji Goobdoon oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in waxyaabahii la isla Soo qaaday dhamaantood

La isku afgartay wafdiga Qaramada midoobayna ay aad ula dhaceen qaabka ay Xukuumadan Cusub ku bilowday howlaheeda Safarka Mahiga ayaa inta badan yimaada Marka uu wado Arrimo

Muhim ah oo aan talefan iyo fariin lagu dhameyn karin waxaana la wada xusuustaa sidii uu ku dhameeyay khilaafkii R/wasaarayaasha oo ahaa Ridii Cumar Cabdirashiid iyo Saaridii Farmaajo

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: