• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ku Dhowaad Boqol Tahriibayaal Soomaali iyo Ethiopian iskugu Jira oo Xeebaha Yemen Ku Shiiday


tahriib

Sida laga soo xigtay Ciidamada illaalada Xeebaha Yemen

 

 

Waxaa ku dagay Xeebaha Dalkaas Laba doomood oo

 

 

Waday Tahriibayaal Boqol ku Dhow dhow kana soo kala

 

 

Jeeda wadamada Ethiopia iyo Somalia oo ah meesha ugu badan ee ay ka yimaadaan tahriibayaasha Ka soo Tacabira Xeebaha Bosaso oo laga jaro Tikid u dhexeeya Konton ilaa Afartan dolar oo loogu tago Yaxaas badeedka Bada cas ama Xeryaha qaxootiga Al-Jaxiim

 

Sida ay sheegayaan Mas,uuliyiinta Yemen Labada doomood ayaa siyaabo kala duwan ugu degay

 

Bada uurkeeda Mid ka mid aheyd labada doomood oo ku degtay biyaha Bab Al-Mandab ee

 

Badda cas ayaa waxaa saarnaa ilaa 45 qof oo ay intooda badan ahaa Tahriibayaal ka soo

 

Jeeda dalka Ethiopia marka laga reebo Sadax Soomaali ah oo xeebaha Yemen ku soo caariyay

 

iyagoo nool  doonta kale ayaa iyadana ku dagtay xeebta Ras Al-Arah ee Lahj ayaa la qiyaasayaa

 

in ay waday tahriibayaal gaaraya 35 ilaa 40 ay ku jireen Haween iyo Caruur taasoo aan

 

Wali laga warqabin tirada Soomaalida ah. ma ahan markii u horeysay ee Ay Tahriibayaal ku riiqmaan

 

Biyaha u dhexeeya Bosaso iyo Yemen oo aan wali la sheegin faa,ido laga gaaray Tahriibka kama Quustaan Tahriibiyayaashana Ma diir Naxaan Reer Puntland na Kama Xishoodaan dhiiga Masaakiinta 

4

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: