• RSS Somali VOA

    • Trump oo Ballaariyay Amarki uu Mareykanka Uga Mamnuucay Dalal ay Soomaaliya Ku Jirto September 25, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ballaariyay amarki uu dalkiisa uga mamnuucay in ay soo galaan muwaadiniinta qaar ka mid ah dalalka Islaamka, isaga oo hadda ka dhigay sideed wadan.
    • AC Milan oo Mar Kale Khasaartay September 24, 2017
      Kooxda sanadkaan kharashka badan la geliyay ee AC Milan ayaa jab kala soo laabatay magaala xeebeedka Genoa kadib marki ay 2-0 ku lumisay kooxda Sampdoria oo ay marti u aheyd, ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Talyaaniga.
    • Imisa Ayuu Neymar Saacaddiiba Qaataa September 24, 2017
      Website-ka kashifa wararka qarsoon ee dhinaca ciyaaraha kubadda cakta ee Football Leaks ayaa ku warramay in xidiga ugu qaalisan kubadda cakta aduunka xilligaan ee Neymar uu ka mushaar yar yahay Carlos Tevez.
    • Ozil oo Ku Wajahan Manchester United  September 24, 2017
      Sida ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada dhinaca ciyaaraha ee dalka Ingiriisja, laacibka kooxda Arsenal iyo xulka Jarmalka Mesut Ozil ayaa lagu wadaa inuu isaga tago kooxdani ka dhisan London marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.
    • Sarkaal Ciidan Oo Muqdisho Lagu Dilay September 24, 2017
      Warar goor dhowayd naga soo gaaray magaalada Muqdishu ayaa sheegay in sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka lagu dilay degmada Waaberi.
    • Hargeysa: Dab ay ku Dhinteen 4 Caruur ah September 24, 2017
      Afar caruur ah ayaa geeriyooday, hooyadoodna waxa soo gaadhay dhaawac, ka dib markii gurigii ay degganaayeen oo magaalada Hargeysa ku yaalla uu dab qabsaday. Dhibaatadan ayaa la sheegay inay timi ka dib markii uu gubashada gurigooda sababay shoodh ka dhashay korontada guriga ku jirta.
    • Muqdisho: Dhismayaasha Cusub September 24, 2017
      In kasta oo magaalada Muqdisho ay la kulanto qaraxyo iyo weeraro ka yimaadda kooxaha dawladda ka soo horjeeda, haddana waxaa jira horumar dhinaca dhismayaasha iyo nolosha ah oo magaalada ka socda.
    • Dhulgariir ka Dhacay Kuuriyada Woqooyi September 24, 2017
      Dhulgariir kooban ayaa ka dhacay dalka Kuuriyada Woqooyi, meel u dhow goob lagu tijaabiyo hubka Nukliyeerka, waxaana loo malaynayaa in arrintani ay tahay mid si dabiici ah isaga dhacday ee aanay la xidhiidhin tijaabo dhinaca hubka Nukliyeerka ah, sida ay sheegeen dalalka la deriska ah.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha September 24, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah afar hablood oo ka kala tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Somalia, waxayna ka jawaabayaan su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA
    • Diyaaraha Maraykanka oo Dulmaray meel Dhow K. Waqooyi September 24, 2017
      Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanka ayaa u dhawaaday oo dulmaray meel u dhow xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi.
    • Falanqeyn: Nuxurka Khudbaddii Kheyre September 23, 2017
      Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa shalay khudbad ku dhawaad 18 daqiiqo socotay ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.
    • Hub Lagu Qabtay Puntland September 23, 2017
      Ciidamada Badda Puntland ayaa saaka waabarigii meel magaalada Boosaaso u jirta 9 Km oo lagu magacaabo Mareero ka soo qabtay saxiimad yar oo uu ku raran yahay hub kala duwan.
    • Somaliland: Dumarka iyo Kaalinta Siyaasadda September 23, 2017
      Haweenka Somaliland ayaa inta badan ku dooda in ay golayaasha siyaasadda ay ka Maqan yihiin, iyadoo 164-ka mudane ee Baarlamaanka ay gabadh kali ahi ku jirto.
    • Dadka Naafada ah oo ku Kulmay Ethiopia September 23, 2017
      Waxaa shalay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia lagu soo gaba gabeeyay kulan ay 10-kii sanaba mar isugu yimaadaan naafada dalalka ku jira Midowga Africa.
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha September 23, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Adam (Cuud)
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka September 23, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee maanta waxaa ku jira qoddobo ay ka mid yihiin isku dhacyadii dhawaan ka dhacay maamulka goboleedyada Soomaalida iyo Oromada ee Ethiopia, iyo waliba doorashada Kenya ee uu dib-u-dhacu ku yimid.
    • Shiinaha oo Xaddidaya Batroolkii uu u Dhoofin Jirey K.Waqooyi September 23, 2017
      Shiinaha, ayaa sheegtay Sabtida maanta inay xaddidi doonto batroolka ay u dhoofiso Kuuriyada Waqooyi, si ay ugu hoggaansanto cuna qabateyntii golaha ammaanka ee QM ay ku soo rogeen Kuuriyada Waqooyi.
    • Ra'isulwasaare Kheyrre oo Ka Khudbeeyay Shirka Golaha Guud ee QM September 23, 2017
      Ra'isulwasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa shalay galab xilliga Mareykanka ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York khudbad dheer oo uu kaga hadlay xaalada Soomaaliya.
    • Fatahaado Ka Bilowday Peurto Rico September 23, 2017
      Saraakiisha maamulka Puerto Rico ayaa ka bilaabay qeybta galbeed ee jaziirada daad gureyn ay dadka uga daadgureynayaan basas, kadib marki ay khubarada saadaasha hawada ka digeen halis kasoo socota biya xireen weyn oo bilaabay fatahaad.
    • Bayern Munich oo Badinwayday  September 22, 2017
      Kooxda ugu guulaha badan horyaalka Jarmalka ee Bundesliga Bayern Munich ayaa iyada oo gurigeeda ku ciyaaraysay ka badin wayday naadiga Wolfsburg oo ay ku kala baxeen bareejo 2-2 ah.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Fadhigii Gollaha Wasiirada Ee Maanta oo Looga Dooday Qodobo Ay Ka Mid Yihiin Xildhibaankii Dekada Muqdisho Weeraray iyo Shirkadaha Ajaanibta


00%20821 Muqdisho: Shir deg deg ah oo ay Gollaha Wasiirada xukuumada

 

 

Federaalka  maanta isugu Yimaadeen ayaa looga dooday

 

 

Qodobo dhowr ah oo ay ugu Waaweynaayeen shan qodob oo

 

 

kala ah Amaanka Dowlad wanaaga hirgelinta Dastuurka Gargaarka iyo dib u heshiisiin fadhiga oo uu shir gudoominayay R/saraaha dowlada KMG ka ah ayaa waxaa si weyn looga hadlay arinta ugu murunka badan Asbuucan oo aheyd

Shirkado Ajaanib ah oo la sheegay in ay dowlada la gahsay heshiisyo aanay wali Cadeyn cida

Sida rasmiga ah u gashay Xukuumaddii hore ee Cumar C/rashiid tan cusub ama Xafiiska Madaxweynaha oo ay

Shaqsiyaad gaar ah farta ku godan tahay sharkadahan ayaa waxay gollaha wasiirada isku raaceen

in mudo sadax maalmood gudahood ah ay Shirkadahan Faahfaahin buuxda u soo Gudbiyaan Xafiiska

R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah Prof C/weli Maxamad Cali gaas

Dhinaca sida uu shaaciyay afhayeenka Xafiiska R/wasaaraha Cabdi Xaaji goobdoon Waxaa la soo hodhigay

Fadhiga gollaha wasiirada  dacwad uu xeer ilaaliyaha Qaranka ku soo oogay Xildhibaan Maxamed Jaamac Furux oo

maalmo ka hor weerar hubeysan ku qaaday Dekeda Muqdisho kaasoo uu Xeer ilaaliyuhu dalbaday in

Xasaanadda Xildhibaanimo laga qaado dood dheer kadibna waxay golaha isku raaceen in arinkan  Guddoonka Baarlamaanka loo gudbiyo .

Xafiiska Afhayeenka Xukuumada

Cabdi Xaaji Gobdon

E-mail: media@opm.gov.so

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: