• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidamada Dowlada Ee Ku Sugan Ex Kontorool Afgooye Ayaa Soo Rogay Amar Indha-Shareerka Haweenka Looga Rogayo Si Aan ??


xuseen-maxamed-cali

Muqdisho : Kadib maalin un markii ay kooxda Al-Shabaab

 

 

Amaro adag ku soo rogeen Haweenka dagan goobaha loo

 

 

Qaxay ayay dhinaceeda Dowlada KMG ka ah iyaduna

 

 

Soo rogtay amar u muuqda Dhib kale oo ku kordhay Haweenka barakacayasha iyo kuwa Muqdisho ka soo gala gobolada ay Shabaabka haystaan Axmed Cabdullaahi oo ka tirsan Ciidamada DKMG Soomaaliya ee ku sugan isgoyska


Ex kontrool oo kaabiga ku haya goobaha ay Shabaabka Garbaashka ula taagan yihiin

 

Naagtii aan Xijaabneyn ayaa ku dhawaaqay in ay dhinacooda joojiyeen Haweenka

 

indhaha xiran in ay ka gudbaan Kontroolkooda Sababo Amni dartood Shacabka

 

Koonfurta Soomaaliya ku nool ayaa u dhexeeya Awoodo iska soo Horjeeda una nugul

 

Mid kasta iyo Amaradooda Sarkaalkan Ciidanka dowlada u hadlay ayaan Sheegin in ay

 

Mamnuuc yahay Indha-Shareerka balse ay ka qaadi doonaan Haweenay kasta oo

 

Wajiga daboolata si loo ogaado Cida ku hoos jirta Maadaama wax badan la arkay indha-shareer ay Rag ku hoos jiraan  

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: