• RSS Somali VOA

    • Caweyska Washington December 16, 2017
      Qodobo kale duwan oo xiiso leh ayaan idiinku haynaa barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkiiba aad mar dhageysataan.
    • Mudug: Waddooyin Xirnaa oo la Furay December 16, 2017
      Masuuliyiin ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland iyo dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay inay furaan dawooyin muddo sanado ah u xirnaa dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka December 16, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka ee Toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa qodobadii ugu waaweynaa ee ka dhacay Somalia, waxaana inoo haya Xuseen Barre Aadan
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha December 16, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Maxamed Aadan (Tiiceey) oo la soo Daayey December 16, 2017
      Madaxweynhiih hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb ee hore uga dhisnaan jirey gobolada Dhexe ee Somalia, Maxamed Aadan Tiicey ayaa shaley galinkii dambe soo gaaray gobolka Mineasota kadib markii uu kasoo baxay xabsi uu ku jirey dalka Builgium oo uu ku xirnaa muddo 4 sano iyo 2 bilood ah.
    • Soomaali Lagu Diley Deegaanka Oromada ee Itoobiya December 16, 2017
      Wararka nagasoo gaaraayo deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dad Soomaali ah oo tiradooda ay gaareyso 65 qof lagu diley tuullada Gadule ee hoostagta degmada Darullow. Hasa ahaatee, madaxa Warfaafinta deegaanka bariga Harerge ee dowlad gobolleedka Oromada, Cabdirisaaq Maxamed oo la hadlay laamaha Itoobiyaanka ee afafka Orom […]
    • Faaqidaadda: Saameynta Kaalmada uu Mareykanka Ka Jarayo Somaliya December 15, 2017
      Barnaamijka Faaqidada Todobaadka wuxuu ku saabsanyahay, saameynta ay yeelan karto go,aanki uu Mareykanka ku gaaray inuu hakinayo kaalmadi uu siin jiray ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Dalalka IGAD oo Sameysanaya Manhaj Mideysan December 15, 2017
      Djibouti waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka waxbarashada ee dalalka urur goboleedka IGAD, kaas oo looga dooday sidii loo heli lahaa manhaj mideynsan.
    • Dhageyso Barnaamijka Amuuraha Islaamka December 15, 2017
      Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay barnaamijka Amuuraha Islaamka, shirki hogaamiyaasha caalamka ay dhawaan ku yeesheen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
    • Mareykanka oo Hakinaya Gargaarka uu Siiyo Ciidanka Soomaaliya December 15, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa VOA-da u xaqiijiyay, in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Booliska Kenya oo Lagu Eedeeyay Kufsi iyo Jirdil December 14, 2017
      Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkaan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro haween ah isla markaana jirdil u geysteen dad rayid ah.
    • Wariyeyaal Lagu Xiray Myanmar December 14, 2017
      Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xarig Talaadadi lasoo dhaafay loogu geystay dalka Myanmar laba wariye oo ka tirsan wakaalada wararka Rueters.
    • Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxii Muqdisho December 14, 2017
      Saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in qarax saakay ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, ay ku dhinteen 18 askari.
    • Caqabadaha Horyaalla Golaha Wasiirrada Soomaaliland December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo liiska golahiisa cusub ee wasiirrada.
    • Ronaldinho oo Ku Biiraya Siyaasadda December 14, 2017
      Wargeyska Now O Globo ee kasoo baxa magaalada Rio de Janeiro, ayaa maanta daabacay in laacibki hore ee adduunka Ronaldinho uu u ordi doono kursiga baarlamaanka ee gobolka uu kasoo jeedo Minas Gerais ee dalka Brazil.
    • Madaxweyne Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirrada.
    • Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqudisho December 14, 2017
      Qarax saakay aroorti ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada 17 askari oo ka tirsan ciidamada booliska.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Musuq Maasuq Hor leh oo Ka Soo Muuqday Tirada Ciidanka Dowlada KMG ka ah iyo Miisaaniyada Sanadka Cusub (Warar Hoose)


dowlada kadib markii ay shalay askar ka gadoodsan Liiskii mushaar bixinta 

 

 

 

oo ay iska Waayeen iska dileen 2 asakri dhowr Kalena iska dhaawaceen

 

 

  

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Soo baxaya in uu Musuqmaasuq

 

 

 

Baahsan ka dhex jiro DKMG ka ah Gaar ahaan Hey,addaha amniga qaabilsan oo ay u diiwaan gashan yihiin Askar aad uga tira badan kuwa difaacyada ugu jira dowlada Xukumada Cusub ee Soomaaliya ayaa maalmo un ka hor Baarlamaanka Marsiisay Miisaaniyadda

Sanadkan 2011 oo Boqol Milyan gaareysay taasoo sida la sheegay inteeda badan ku baxaysay Ciidamada

 

Qalabka sida oo tira ahaan lagu soo gudbiyay in ay gaarayaan wax ka badan Labaatan iyo laba kun

 

oo askari oo iskugu jira qeybaha kala duwan ee ciidanka  taasoo aysan jirin cid Rumeysan karta in labaatan

 

iyo laba kun oo ciidan ah iyo wax ka badan sideed kun oo Afrikan ah ay ku wada Noolaan karaan Sadax iyo Afar

 

Xaafadood oo  Muqdisho ah hadaba liiska Ciidanka Shaqaalaha Dowlada iyo Xildhibanada loogu Qoondeeyay Mushaarka oo aan helnay ayaa sidan u qornaa

 

Tirada Ciidanka Dowlada u  qoran ayaa ah sidan hoose                                

Militariga                             14761                    Tobon iyo Afar kun, todobo boqol iyo lixdan iyo kow askari

Police ka                                   6278                       lix kun, labo boqol, Todobaatan iyo sideed askari

Sirdoonka                            800                         sideed boqol oo askari

Asluubta                              234                         labo boqol iyo sodon iyo afar askari

Sida miisaaniyada ku xusan mushaarka ciidamada waxa uu dhan yahay Askarigiiba $160 (boqol iyo lixdan doolar) bishii

 

Sidoo kale markii ugu horeysay ciidamada waxa ay leeyihiin xarumo iyo talis, tirsi iyo Shifti (ama xili uu galo kana boxo shaqada),

 

waxaa iyana jirta xaadiris, sidoo kale maxkamado gaar ah oo anshax marin ah iyo shuruuc ciqaabeed ah iyo waliba xerooyin tabobar.

Xarumaha Ciidanka            

Militariga                             Villa Baydhabo oo ku taala Isbitaal Madina kasoo horjeedkiisa, agagaarka Sobe

Police-ka                              Iskool Poolisiyo, garoonka iyo dekeda dhexdooda, Afasiyoona iyo Somali Fruit

Sirdoonka (CID)                                 Xarunta CID-da , kasoo horjeedka Hotel Saxafi, kiilomitir afar

Asluubta                              Xabsiga weyn ee Muqdisho                       

Sidoo kale Miisaaniyada Sanadkan ayay ku caddahay tirakoobka Shaqaalaha rayidka ah ee dowlada

 

Ama Personalka, oo tiro ahaan gaaray  2056 qof Laba Kun iyo Konton iyo Lix qofood 

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Shan boqol ka badan ayaa Mushaarkooda la gaarsiiyay $1500 doolar, Xildhibaankiiba

One Response

  1. […] Musuq Maasuq Hor leh oo Ka Soo Muuqday Tirada Ciidanka Dowlada KMG … […]

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: