• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gen Gaafow Laanta Socdaalka DKMG ka Ee Soomaaliya Waxay Gabi Ahaanba Joojisay Baasaboorkii Cagaarnaa


gaafowMuqdisho: Gen Gaafow oo ah taliyaha waaxda Socdaalka

 

 

Jinsiyaddaha iyo Hey’adda Nabadsugida Qaranka ayaa

 

 

 Shaaca ka qaaday in ay DKMG ka  gabi Ahaanba joojisay       

 

isticmaalka baasaboorkii hore ee Soomaaliya. Gen, Gaafow ayaa sheegay in laga bilaabo bilowga sanadkan uusan shaqeyn doonin baasaboorkii cagaarnaa ee Soomaaliya Gaafow oo saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in ay dhamaan

 


Maareeyaasha iyo shaqaalaha Garoomada diyaaradaha ee dalka Soomaaliya ku wargelinayaan

in laga bilaabo kowda Janaayo 2011 aan looga dhoofi doonin Airporada Soomaaliya laguna imaan doonin

Dhinaca kale Baasaboorka cusub oo ay hada DKMG ka ah daabicidiisa ka Hirgelisay gudaha Soomaaliya ayaa ah

Mid aan inta badan suuqyada lagu Faalsayn karin balse dadka jooga gudaha soomaaliya ayaa ka cabanaya

Sicirka lagu qaadanayo oo lacag adag ah iyo iyadoo halkii ay caruurta iyo Xaaska Baasaboorka aabaha wada

Qaadan jireen laga dhigay in qof kasta oo familka ka tirsan uu mid gooni Ah leeyahay dhinaca kale waxaan la ogeyn

Culeyska uu ku keeni karo dadka dagan gobolada waqooyiga Soomaaliya oo ay Maamulkoodu ku dhawaaqeen in ay

ka madax banaan yihiin dalka intiisa kale iyagoona aan dadka u haynin Baasaboor lagu dhoofi karo

buqaqable.net

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: