• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Al-shabaab oo Amaro Adag Ku Soo Rogay Haweenka Barakacayaasha Lafoole iyo Ceelasha Biyaha


gsdgfad Muqdisho: Kooxda Al Shabaab oo iyada dhowaan la 

 

 

Wareegtay goobaha loo qaxay oo ay hore Uga talin

 

 

Jireen kooxdii kale Xisbul-islaam ayaa maanta Amaro

 

 

Adag ku soo rogay haweenka deegaanada loo qaxay sida Ceelasha biyaha Xaawa Cabdi ilaa Lafoole  Amaradan maanta ka soo baxay Shabaabka Ceelsha ayaa waxaa ka mid ahaa

1)     In dhamaan haweenka dagan goobaha loo qaxay aanay socon karin dibada guryahooda Muxram la,aan

2)     In haweenka guryahooda ka soo baxaya ay labistaan Labis gaar ah oo ay kooxda u aqoonsan karto in uu yahay Xijaab

3)     In haweenka Socodka yareeyaan haddii aanay jirin wax daruuri ah oo ay u baxaan .

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda ayaa goobaha loo qaxay ee Ceelasha biyaha, KM-13, Lafoole iyo Carbiska kula wareegayay gawaari ay ku rakiban yihiin Cod baahiyayaal ay ku sheegayaan Amaradan Cusub

Amarkan oo la sheegay in cidii jabisa la kulmi doonaan ciqaab isla markaana loo arki doono

 

Qof shareecada ka soo hor jeeda ma ahan markii ug horeysay ee ay Shabaab soo rogaan

 

Amaro ku adag dadka ay Colaadaha iyo abaaraha diloodeen balse dadka Xamar ka qaxay ayaa

 

Ku hoos noolaa mudo kooxdii ka horeysay Shabaab oo iyaga si uga Gacan jilicsanaa dadkana ay mararka qaar ku dhiiran jireen in ay ku mudaahadaraadaan .

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: