• RSS Somali VOA

    • Dhageyso Barn. Caweyska Washington December 10, 2016
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Caweyska Washington. Caasho Ibraahim Aaden, ayaa idin la socodsiinaysa ee dhageysi habboon.
    • Ruushka oo lagu Eedeeyey inuu Jabsaday Doorashadii Maraykanka December 10, 2016
      Madaxweynaha dalkan Maraykanka Barack Obama ayaa amar ku siiyey hay’adaha wardoonka ee Maraykanka inay si sal-ballaadhan dib ugu eegaan wararka la xidhiidha in Ruushku uu jabsaday agabkii doorashooyinka Maraykanka ee sannadkan dhacay.
    • Qarax ka Dhacay Siinka Dheer ee Duleedka Muqdisho December 10, 2016
      Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in ugu yaraan laba qof ay ku dhinteen qarax gaari oomaanta ka dhacay kantoroolka siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.
    • Martida: Garyaqaan Xaashi M. Xaashi December 10, 2016
      Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Garyaqaan Xaashi Maxamed Xaashi oo ah qareen ka hawlgalaha xafiisyada sharciga ee magaalada London
    • Hambalyada iyo Heesaha: Falastin Iman iyo Ibrahim Danduray December 10, 2016
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesha ee toddobaadkan waxa inala socodsiin doona Ibrahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Falastiin Axmed Iimaan
    • Howlgal ka Dhan ah Al-Shabaab oo ka Dhacay J/Hoose December 9, 2016
      Ciidamada amniga Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa maanta hawlgal ka sameeyey deegaan ku yaalla dhinaca waqooyi galbeed ee magaalada Kismaayo.
    • DF Somalia oo ka Hadashay Joojinta Xoolaha December 9, 2016
      Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay heshay warqad ka timid dhinaca Sucuudiga oo sheegaysa in si ku meel-gaadh ah ay u joojiyeen dhoofka xoolaha Soomaalida iyagoo taasina ay u sababeeyey arrimo caafimaad.
    • Barnaamijka Faaqidaada: Doorashooyinka Soomaaliya December 9, 2016
      Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka labada Aqal ee Soomaaliya ka socda iyo tan madaxweynaha ee la filayo in dhamaadka bishan lagu qabto caasimada Soomaaliya.
    • Waqti Cusub oo Loo Qabtay Doorashada Madaxweynaha Somalia December 9, 2016
      Go'aankan ayaa waxaa lagu gaaray shir ay lahaayeen madaxda Madasha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya oo shalay lagu soo gebogebeeyey magaalada Muqdisho.
    • Shacabka oo Dib ugu Laabanaya Qandala December 9, 2016
      Dadweynihii horey uga cararay magaalada oo muddo bil iyo 12 cisho ah ay haysteen maleeshiyada Daacish ayaa iminka billaabay inay magaalada dib ugu soo laabtaan.
    • Djibouti oo Dib u Celineysa Qaxooti Ethiopian ah December 9, 2016
      Dawladda Djibouti iyo hay’adaha qaabilsan muhaajirtiinta ayaa billaabey iney ka dhoofiyaan garoonka diyaaraddaha ee Djibouti dad tahriibayaal ah oo u dhashey Ethiopia oo laga so celiyey dalka Yemen.
    • Baarlamanka K/Koonfureed oo Xilka Ka Qaaday Madaxweynaha December 9, 2016
      Golaha Qaranka Korea-da Koonfureed ayaa u codeeyey in xilka laga qaado madaxweynaha dalkaas Park Geun-hye.
    • Dhalinyaro Deeq u Uruurisay Abaaraha December 8, 2016
      Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in loogu gurmado dadka abaartu saamaysay, Waiyaha VOAda ee gobolka Minnesota ayaa waraysi la yeeshay laba dhalinyaro ah oo olole u galay sidii qaaraan loogu ururin lahaa abaaraha Somalia.
    • Sacuudiga oo Hakiyey Xoolihii Soomaaliya December 8, 2016
      Qaar ka mida ganacsatada Xoolaha ee ku sugan magaalada Jeddah ayaa VOA la wadaagay qoraal ay sheegeen in lagu hakiyey xoolihii ka iman jiray Soomaaliya.
    • Shirka Madasha oo Maalintii Labaad ka Socda Muqdisho December 8, 2016
      Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shir ay leeyihiin hoggaamiayaasha madasha oo iyagu ka dooddaya arrimaha doorashada Soomaaliya.
    • 10 Qof oo Ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Goof-Gaduud December 8, 2016
      In ka badan 10 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen dagaallo maanta duleedka magaalada Baydhaba ku dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda Somalia iyo maleeshiyada Al-Shabaab.
    • Kenya oo Lagu Eedeeyey Dilal Sharci Darro Ah December 8, 2016
      Urur aan dowli ahayn oo lagu magacaabo Haki Afrika ayaa ku eedeeyey ciidamada ammaanka Kenya inay fuliyeen tobaneeyo dilal aan sharci ahayn oo ay u geysteen dad la waayey intii u dhaxeysay 2012 illaa 2016, kuwaas oo muslimiin ah.
    • Ilhan Omar oo Sheegtay in La Handadey December 8, 2016
      lhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhawaan loo doortey aqalka wakiilada ee gobolka Minnesota ayaa sheegtay inuu handadey wadihii taksi ay raacday.
    • Natiijada Doorashada Ghana oo Maanta La Shaacinayo December 8, 2016
      Afhayeen u hadlay guddida doorashada ee dalka Ghana ayaa sheegay in guddigu ay maanta bilaabi doonaan sii daynta natiijada doorashadii madaxweynaha iyo tii baarlamaanka ee dalkaas ka dhacday, waxayna ku baaqeen in xaaladda la dejiyo.
    • Ciidamada Puntland oo Qabsaday Qandala December 7, 2016
      Ciidamada Puntland ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Qandala ee Gobolka Bari oo ay muddo ku dhow 40 malamood haysteen maleeshiyada taabcsan ururka Daacish.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Garowe oo Kumanaan Taageerayaal Ah La Ciir Ciireysa iyo Ciyaartii Final ka oo Maanta Dhaceysa


gro Puntland :Magaalada Garowe oo ah caasimadda Maamulka goboleedka

 

 

Puntland ayaa maanta la ciir ciireysa Dadkii ugu badnaa ee abid kaga  

 

 

Yimaada gudaha wadanka soomaaliya Magaalada ayay shalay iyo maanta ka

 

 

 

Socdeen dhaqdhaqaaqyo xoogan oo loogu diyaar garoobayay Ciyaarta kama dambeysta ah ee tartankii ciyaaraha kubadda cagta gobollada oo ku dhowaad sadaxdii asbuuc ee u dambeysay ka socday magaaladaas maanta oo dhaceyso ciyaartii ugu dambeysay oo ay iskaga hor imaan doonaan laba kooxood ee kala ah Banaadir iyo Bari

Ayaa waxaa magaalada soo buuxiyay taageerayaal ka yimid Boosaaso iyo Waxoogaa dad

 

Mas,uliyiin ah oo uu hor kacayo gudoomiyaha gobolka Banaadir Tarsan  Muqdisho Ayaa dadkeeda

 

iska daa in ay Ciyaaro qaban qaabiyaan qofkii isagoo Talefishin ka daawanaya la Arko uu ku xukuman

 

Yahay in isha laga baxsho iyadoo uu dhinaca kale hogaaminayo kooxda Magaalada Jowhar ka timid

 

Shongole oo ah Aabaha ninka la Yiraahdo Fu,aad Shongole oo ka mid ah madaxda Qoorgoynta kooxda

 

Shabaab Shongole ayaa mar uu la hadlay idaacada BBC waxa u sheegay in ay fasax iyo taageero

 

Ka haystaan Shabaabka Shabellada dhexe arinkaasoo ay dad badan wax iska Weydiiyeen isku

 

Soo wada duuboo Maamulka Puntland ayaa Siyaasiyan dhulka dhigay dhamaan Gobolada Koonfureed

 

oo ay DKMG ka ahna ka mid tahay hadiiba u Kumanaan dad ah iskugu keenay hal garoon si nabad ahna ay rag iyo haween ku wada daawadeen Sadax asbuuc ciyaar socotay  

buqaqable.net

One Response

  1. mahsa alaah alloow wadanka inoo midey buntiland waa wadanka somalia waana ku tageersan nahay arinta ay sameysay hadey ka tahay wadani nimo guul buntiland xassan abuubkar aadam madey::: nabadooon ceel cali

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: